Wararka

Howlgal ka dhacay Mudug oo lagu khaarajiyay 4 khawaarij ah

0
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya ciidanka deegaanka ayaa weerar ku qaaday magaalada Camaara ee gobolka Mudug howlgalkaasi oo ay ku dileen maleeshiyaad ka tirsanaa...

Warsaxaafadeed Wadajir ah oo ay soo saareen Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Federaalka Itoobiya

0
Addis-Abbaba:- Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa si diirran usoo dhaweeyay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgalay Shirarka Guddiga Saddex-geesoodka ah ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

0
Qaahira, 11-ka Janaayo 2025:- Mudane Axmed Macallim Fiqi, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyo wafdigiisa ayaa ka qaybgalay...

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaran oo kormeeray Xafiisyada Hay’adda

0
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Mudane Axmed Xuseen Cilmi ayaa manta kormeer ku sameeyay xafiisyada Hay’adda oo ay ka socota howlaha u qidmaynta...

Madaxweyne JFS oo gaaray dalka Itoobiya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Itoobiya, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Ra’iisal wasaaraha...

Duqa Muqdisho oo qaabbilay Safiirka Imaaraat-ka u fadhiya Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta xafiiska ku qaabbilay Safiirka Dowladda Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya, Danjire Axmed...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KAMPALA KAGA QEYB-GALAY SHIRKA CAALAMIGA AH EE HORUMARINTA BEERAHA EE...

0
Kampala- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo uu kaga qeyb galay Shirka Sare...

Madaxweynaha JFS oo socdaal diblomaasiyadeed ugu ambabaxay Yugandha iyo Itoobiya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta u ambabaxay dalka Uganda si uu uga qeybgalo Shir-madaxeedka Bangiga Horumarinta Beeraha Qaaradda Afrika...

Ciidanka puntland oo cagta mariyay fariisimahii Daacish ee gobolka bari

0
Boosaaso-Ciidamada ciribtirka argagixisada ee deegaanada dowlad goboleedka Puntland ayaa burburiyey ugu yaraan shan talis oo Khawaarijta Daacish ay ku lahaayeen dhulka Buuraleyda ah ee...

Wasiirka madaxda iyo howlwadeennada Warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Cumar Cali Axmed

0
TACSI:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...