Wararka

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaabbilay Safiirka Suudaan

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dhagax-Dhigay Isbitaalka Laga Dhisayo Degmada Garasbaaleey

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka), Nofeembar 02, 2025 — Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha Isbitaal cusub oo ballaaran, kaas oo laga...

Guddiga Doorashooyinka oo ololaha is-diiwaangelinta ka bilaabay deegaanka Warane oo hoostaga degmada Xarardheere

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha gaarsiiyay deegaanka Warane oo hoos yimaada degmada Xarardheere ee Dowlad-goboleedka Galmudug. Ololahaan...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Maamulka Gobolka Banaadir

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah, ayaa ugu baaqay Maamullada Degmooyinka Caasimadda...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Gudaha

0
Jowhar:- Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta u magacaabay Dr. Xasan Cadaay Cali Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Qaahira

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgalayo...

Wasiir Saalim Caliyow Ibrow oo xilka si rasmi ah ula wareegay

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha...

Ciidanka xaq u dirirka deegaanka oo dilay horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa deegaanka Ciid Ciidka...

0
Mahadaay(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Xaq u dirirka deegaanka ee ka hawlgala degmada Mahadaay ayaa saakay hawlgal qorsheysan ku dilay horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa deegaanka Ciid Ciidka...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen oo ka warbixiyey xaallada ay ku sugan yihiin...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Safiirka Soomaaliya ee dalka Yemen, Danjire Cabdixakiin Xaaji Maxamed oo marti ku ahaa Barnaamujka ka baxa warbaahinta qaranka ee kulanka toddobaadka ayaa ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Nairobi ku soo xiray shir looga hadlayay bixinta digniinaha halista...

0
Nairobi(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku soo xiray shir muhiim ah oo...