Wararka

Wasiir Biixi oo Ethiopia uga qaybgalay shirka Madasha Iskaashiga Geeska Afrika

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia uga qeyb galay shirka ๐Ÿ๐Ÿ‘-๐š๐š๐ ee Wasiirada Maaliyadda...

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Sii hayaha ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiskiiska ku qaabilay, wafdi uu hogaaminayay Sii hayaha ergeyga gaar ah ee...

Soomaaliya iyo UNDP oo ka wadahadlay istiraatiijiyadaha qaran ee horumarka heyโ€™adaha dowladda

0
Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa maanta oo talaado ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Kaaliyaha Xoghayaha Guud...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka wada Sh/ Dhexe

0
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaaya kuwa deegaanka ayaa wada ย howllgalo culus oo kooxaha khawaarijta looga saarayo Deegaano dhaca Jiinka wabiga Shabelle ee Gobalka Shabellada...

Hawlgal khasaare xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta oo xalay ka dhacay Ceelbuur

0
Howlgal khasaare lexaad leh lagu gaarsiiyey maleeshiyada kooxda Khawaarijta ah ayaa fiidnimadii xalay aheyd ka dhacay degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, iyadoo hawlgalkaas si...

Riyadh:Mareykanka iyo Ruushka oo ka wadahadlaya xalka dagaalka Ukraine

0
Masโ€™uuliyiin sarsare oo Maraykan iyo Ruush ah, ayaa lagu wadaa inay maanta oo talaado ah ku kulmaan magaalada Riyadh ee Dalka Sacuudu Carabiya si...

Gudoonka labada aqal ee Baarlamanka oo cayimay xilliga furitaanka kalfadhiga 6-aad

0
Guddoonka labada aqal ee Baarlamanka JFS oo kulamo wadatashi ah ka yeeshay furitaanka kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka ayaa goโ€™aamiyey in si rasmi ah kalfadhiga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay Isbitaal casri ah oo Muqdisho laga hirgaliyey

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xarigga ka jaray Isbitaal casri ah oo laga hirgeliyey magaalada Muqdisho ayaa xusay ahmiyadda ay...

Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo ka qeybgalay wadahadallada Ururka Ganacsiga Adduunka

0
Geneva;โ€“ Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Geneva kaga qeybgalay wadahadallada ku saabsan ku biirista Soomaaliya ee...

๐€gaasimaha Hayโ€™adda Socdaalka oo kulan la qaatay ku xigeenka Xafiiska Taageerada QM ee Soomaaliya

0
๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‰๐ข๐ง๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž Mustafa Duhulow ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‡๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐“๐š๐š๐ ๐ž๐ž๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š...