Wararka

Soomaaliya oo Si Rasmi ah Ugu Fariisatay Kursiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

0
Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta martigelisay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay fadhiga rasmiga...

Wadahadallo muhiim ah oo u bilowday Sacuudi Carabiya iyo Suuriya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Suriya Asaad Al-Shaibani iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa ku sugan Dalka Sacuudi Carabiya,iyagoo wadahadallo lagu soo celinayo xiriirka labada dal...

Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada oo Booqday Maktabadda Degmada Garbahaarey

0
Garbahaarey: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Cabdirashiid Maxamed Ducaale oo Booqday Maktabadda Degmada Garbahaarey. Garbahaarey, Gobolka Gedo – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay hoggaanka Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Dowladda Hoose ee...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa kulan gaar ah maanta la qaatay hoggaanka Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Dowladda Hoose...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee ku aaddan...

Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray waddo laga hirgeliyay...

0
Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Guddoomiyaha Degmada Kaaraan Faarax Cadaani Maxamed ayaa xarigga ka jaray waddo Interlock...

Soomaaliya oo 54 Sano ka dib xubin ka noqotey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

0
New York) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xubin aan joogto ahayn kaga mid noqotey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ka dib muddo 54 sano ah. Xubinnimadan...

Xubannimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo si rasmi ah u bilaabtay

0
Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu biirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 54 Sano ka dib, iyadoo horay loogu doortay kursiga xubin aan...

Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray colaad beeleedyada

0
Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan weyne ku qabtay xarunta Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee XFS ayaa baaq nabadeed oo ay...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo booqday Xarunta Wasaaradda Caafimaadka ee Galmudug

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Cali Yuusuf (Cali Xoosh) oo dhiirraglinaya dedaallada wadajirka ee Arrimaha Xasilinta gaar ahaan adeegga caafimaadka deegaannada laga...