Wararka

Wasiirka Cadaaladda XFS oo turkiya kulan kula qaatay dhiggiisa dalka turkiga

0
Ankara: Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda...

Wasiirka arrimaha dibadda oo gaaray Addis Ababa si uu uga qaybgalo shir-madaxeedka 39-aad ee...

0
Addis Ababa: Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya, si...

Wasiir Fiqi oo socdaal ku jooga Sucuudiga oo booqday Xarunta la dagaalanka xagjirka ee...

0
Riyad: Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta Isbahaysiga Wadamada Islaamka...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo qaabilay u qeybsanaha arrimaha difaaca ee safaaradda Mareykanka...

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Mareykanka ee...

WAR-SAXAAFADEED: In ka badan 10-dhagarqabe oo lagu dilay hawlgal ka dhacay Jubaland

0
Ciidamada gaarka ah ee Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada amniga Dowlad-Goboleedka Jubaland ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu beegsaday...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo gaaray heshiis iskaashi oo dhinaca garsoorka ah

0
Algiers: Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, iyo Wasiirka Cadaaladda dowladda Aljeeriya mudane Lotfi Boudjemaa ayaa magaalada Algiers ee...

Hay’adda NISA oo Faahfaahin ka bixisay Howgal lagu Dilay Dhagar Qabe Horjooge ahaa oo...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa Howlgal si Guul leh u dhacay, oo ay 8-dii...

Hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo xaqiijisay Shil Diyaraad oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Maareeyaha Hayโ€™adda Duulista Rayidka Mudane Axmed Macalin Xasan ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in Diyaarad Rakaab sida ay Shil ku gashay Garoonka...

Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi

0
Ankara(Wargeyska Dalka):- Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hayโ€™adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Tรผrkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad ah (MoU) oo lagu...