Madaxweyne Xasan Sheekh oo muqdisho kusoo dhoweeyay Ra’iisul wasaare Abiy Axmed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga...
RA’IISUL WASAARAHA ETHIOPIA OO MAANTA BOOQASHO KU IMAANAYAA MAGAALADA MUQDISHO
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Mudane Abiy Axmed Cali ayaa maanta booqasho ku imaanaya magaalada Muqdisho.
Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa qeyb ka ah isku soo dhowaanshaha iyo...
Khawaarijta oo jab xooggan lagu gaarsiiyay duleedka Balcad
Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa waaberigii hore ee saakay fashiliyey weerar naf la caarinimo oo ay Khawaarijtu kusoo qaadeen duleedka degmada Balcad ee...
Wasiirka Amniga oo kormeer socod ah ku maray waddooyinka Muqdisho
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamed Axmed Amiir...
Wasaaradda gaashaandhigga oo war ka soo saartay hawlgalka AUSSOM
Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgelinta howlgalka cusub ee AUSSOM ayaa ugu horeyn u mahadcelisay Guddiga isku xirka...
Dowladda Imaaraadka oo deeq raashiin ah ku wareejisay hay’adda SoDMA
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa deeq raashin ah oo loogu tala-galay dadka nugul ee saboolka ah kala wareegay Safiirka isku-tagga...
NISA oo burburisay gaadiid ay khawaarijtu kasoo buuxisay qaraxyo
Howlgal duqayn ah oo ay xalay fuliyeen ciidanka sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka iyo saaxiibbada caalamka ayaa lagu naafeeyay khawaarijta Al-shabaab.
War saxaafadeed kasoo baxay...
Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka qayb galay dood ku aaddan dhamaystirka dastuurka
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa ka qaybgalay dood ku saabsaneyd dhamaystirka dastuurka iyo doorashooyinka dalka.
Wasiir...
Wasiir Biixi oo shir guddoomisay kulan looga hadlayo isbeddelka cimillada
Abu Dhabi- Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee shabakadda Isbeddelka cimilladada dalalka ay colaaduhu saameeyeen oo...
Khawaarijta oo jabkii ugu weynaa lagu gaarsiiyay Hiiraan iyo Sh/dhexe (WARBIXIN)
Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha Dadka Deegaanka ayaa shalay si wayn cadowga Khawaarijta ah ugu jabiyay isku dayo la fashiliyay oo Khawaarijtu ay ku soo...










