Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in beri Ramadaan tahay
Guddiga xaqiijinta bilashada bisha Barakaysan ee Ramadaan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sh Mukhtaar Roobow ayaa goordhowed bulshada...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Federaalka Ethiopia, Mudane...
Wasiirka Batroolka XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday xukuumadda Azerbaijan
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee XFS Mudane Daahir Shire Maxamed ayaa heshiis iskaashi oo ku saabsan ka faa’iideysiga Saliidda iyo Gaaska la saxiixday...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo boogaadiyay ciidanka Xoogga ee ku howlan la dagaalanka khawaarijta
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa ka warbixiyay khasaarooyin dhinacyo badan oo maalmihii la soo dhaafay ciidanka xoogga ay gaarsiiyeen kooxaha...
Ciidanka Daraawiishta Puntland oo gacanta ku dhigay Talis Khawaarijtu ku farsamayn jirtay hubka
Cal-miskaad:-Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta gacanta ku dhigay ilaa 2,000 (Laba kun) oo gantaallo gacan ku sameys ah, kuwaas oo Khawaarijta Daacish...
Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta oo Ka Qayb Galay Shirweyne Caalami ah
Abuuja Nayjeeriya:-Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, ayaa ka qayb galay Shirka Caalamiga ah ee Xoojinta Adkeysiga Xargaha Badda Hoosteeda Mara, kaas oo lagu...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo kulan muhiim ah ku yeeshay Villa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan gaar ah kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya Abiy...
Taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray jiidaha dagaalka ka dhanka ah khawaarijta
Aadan-yabaal- Taliyaha ciidanka dhulka XDS Ganeraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa si loo sii amba qaado howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta maanta degmada Aadan-yabaal kula...
Wasiir Biixi oo khudbad ka jeediyay shirka horumarinta dhaqaalaha dalalka Carabta ee ka socda...
Abu Dhabi- Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa khudbad muhiim ah ka...
War-murtiyeed kasoo baxay kulan dhex maray madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed
War-murtiyeed dhinacyo badan taabanaya ayaa kasoo baxay kulan ay madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ku yeesheen madaxtooyada Qaranka ee Muqdisho.
War-murtiyeedka ayaa...









