Wararka

Gudoonka Baarlamanka oo furay kulan ku saabsan geedi socodka dhammaystirka Dastuurka

0
Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha golaha aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa...

Dib u habeynta Ciidanka Xoogga Dalka oo si habsami leh u socota

0
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa lagu sheegay in ay si habsami leh u socdaan toddobaadkii labaad howlaha dib u...

Ra’iisul Wasaaraha oo qaabilay Agaasimaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee hey’adda Care

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuurriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee hey’adda Care International,...

Dowladda oo dalka kusoo celisay muwaadiniin laga soo daayay xabsiyada Libya

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 173 muwaadiniin ah, kuwaas oo laga soo daayay xabsiyada dalka Libya. Diyaaradda sidday muwaadiniinta la...

Marwada Madaxwayanaha dalka oo kulan la yeelatay Marwada Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

0
Marwada Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa kulan mirodhal ah Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya kula yeelatay Marwada Safiirka Turkiga ee Soomaaliya...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo guddoomiyay kulanka u diyaar-garowga is-afgaradyada Soomaaliya iyo Qatar

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa guddoomiyay kulanka u diyaar-garowga is-afgaradyada iskaashiga (MoUs) ee Soomaaliya...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo heshiis kula saxiixday New York dhiggiisa Serbia

0
-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Isniin ah kula kulmay magaalada New York ee dalka Mareykanka, dhiggiisa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shirka astaynta dowladnimada Falastiin

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa magaalada New York uga qeyb-galay shir heer...

Guddoomiye Muungaab oo qaabilay Feeryahanadda Ramla Cali

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta qaabilay feeryahanadda Soomaaliyeed ee haysata horyaalka caalamiga ah Ramla Cali Axmed. Guddoomiye Muungaab...

SoDMA oo daah-furtay mashruuc lagu caawinayo barakacayaasha Muqdisho

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa maanta daah-furaty mashruuc ballaaran oo lagu qeybinayo 700 tan oo timir ah, taas oo loogu talagalay dadka barakacayaasha...