Wararka

Wasaaradda Cadaaladda oo Aqalka Sare Horgeysay Hindise Sharciyeed

0
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Macallin Maxamuud, ayaa maanta horgeeyey Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...

La-taliyaha Amniga Qaranka: Dowladdu waxay dejisay qorsheyaal lagu wiiqayo khawaarijta

0
La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macallin ayaa ka warbixiyay tallaabooyinkii guulaystay ee dowladdu ku wiiqday dhagartii Khawaarijta,la-taliyaha oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta qaranka ayaa...

Madaxweyne Xasan: “Shacabka Soomaaliyeed waa in ay garab istaagaan Dowladda si aan uga guulaysano...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey muslimiinta guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan, Madaxweynaha ayaa...

Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaano

0
Natiijada kulanka ee Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo u dhexeeyey degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir iyo Degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxa tartanka...

Wasiirka Warfaafinta oo furay tartan aqooneedka Warbaahinta Qaranka

0
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa furay tartanka bisha barakaysan ee Ramadaan oo ay ka qeyb galayaan tartamayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir iyo...

Agaasimaha NISA oo booqday askar ku dhaawacantay dagaalka dalka looga sifaynayo Khawaarijta

0
Agaasimaha hayโ€™adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA Mudane Cabdullahi Maxamed Cali ( Sanbaloolshe) iyo saraakiil kale oo ka tirsan hayโ€™adda Sirdoonka ayaa booqday...

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in beri Ramadaan tahay

0
Guddiga xaqiijinta bilashada bisha Barakaysan ee Ramadaan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sh Mukhtaar Roobow ayaa goordhowed bulshada...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Federaalka Ethiopia, Mudane...