Wararka

Wasiirka Shaqada oo ka qaybgalay Shirweynaha 7-aad ee Badqabka iyo Caafimaadka Shaqada

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 7-aad ee Caalamiga ah ee Badqabka...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay gudoomiyaha Baarlamaanka Aljeeriya

0
Algiers : Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan miro-dhal ah magaalada Algiers ee caasimadda...

Wasaaradda caafimaadka oo dawo ku wareejisay ciidamada dagaalka Khawaarijta ku jira

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku wareejiyey Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir oo wakiil ka ah xildhibaanada deegaanada ay howlgaladu...

Golaha Shacabka oo ka dooday hindise sharciyeedka dad dhigista iyo tirakoobka madaniga ah

0
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga lixaad kulankiisa 10-aad, waxaana shir guddoominayay kusimaha guddoomiyaha...

Wasiirka ganacsiga oo la kulmay danjiraha Turkiga

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee Soomaaliya, Mudane...

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo kulan muhiim ah la yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

0
Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali, oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/G...

Wasiirka Kalluumeysiga oo kulan la qaatay Wakiilka Hayโ€™adda FAO ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah JFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Cabdi Diirshe, ayaa la...

Shirwaynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha oo ka furmay Muqdisho

0
Shirwaynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha ayaa si rasmi ah uga furmaya maanta magaalada Muqdisho,iyadoo lagu qabtay Hotel Jazeera. Munaasabaddan muhiimka ah ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo khudbad ka jeediyay shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaannada Carabta

0
Agiers:- Shirweynaha Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda Carabta oo maalintii labaad ka socda Magaalada Algiers ee caasimadda wadanka Algeria ayaa looga hadlay guud ahaan arrimaha wadamada carabta...