Wararka

Wasiirro ka tirsan XFS oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Laascaanood

0
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kuwaas oo hordhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane...

Guddoomiye Yabooh “Habeen iyo maalin heegan ayeey ku jiraan hay’adaha ammaanka Gobolka Banaadir”

0
Gudoomiye Ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda ee Gobolka Banaadir, Maxamed Cabdi Yabooh oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay socdaan...

Weerarrada Isra’el oo sii socda iyo dhibanayaal badan oo u baahan daaweyn dhanka dibadda...

0
Ilaha caafimaadka ayaa Al Jazeera u sheegay in ugu yaraan 29 falastiiniyiin ah lagu dilay weerarrada Israel ee ka socda Gaza tan iyo waaberigii...

Madaxweyne Xasan sheekh oo gaaray Ankara

0
Ankara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga halkaas oo uu uga qaybgali doono meertada 4aad ee...

S/Guuto Axmed Suleymaan Dafle oo ku Geeriyooday Belgium-ka.

0
S/Guuto Axmed Suleymaan Dafle oo ku Geeriyooday Belgium-ka. Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Cabdalla (Dafle) oo ahaa Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha ,...

Afhayeenka Xukuumadda oo faahfaahin ka bixiyey Safarka Ra’iisul wasaaruhu ku tegayo laascaanood

0
Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya, Farxaan jimcaale ayaa ka warramaya ujeedka safarka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre uu ku tagayo...

Warsaxaafadeed: Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

0
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay Bulshada Soomaaliyeed la wadaageysaa in dab-yar oo ka dhashey Cillad koronto uu xaley...

Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC) ee Wasaaradda Caafimaadka XFS

0
Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC) ee Wasaaradda Caafimaadka XFS. Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ee hoos yimaada Wasaaradda Caafimaadka ayaa soo saaray amar ku socda isbitaalada...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey heshiis u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar oo ku saabsan in...

0
-Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayay kulankoodii maanta oo Khamiis ah Ra’iisul wasaaraha, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey heshiis u...

Soomaaliya iyo Turkiye oo kala saxeexday heshiis Shidaal Baaris ah

0
Istanbul:-Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u shaacinaysaa heshiis istiraatiiji ah oo lagu xoojinayo iskaashiga dhanka tamarta ee u...