Wararka

Laascaanood oo si weyn looga dareemayo soo dhowaynta Ra”iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya

0
Qaban qaabadda soo dhowaynta Ra”iisulwasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka socota magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Wasiiro,xildhibaano iyo wufuud kala duwan oo ka socota...

12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka (warbixin)

0
Umad kasta oo kamid ah bulshooyinka ku dhaqan dunida waxay si gaar ah u leeyihiin  munaasabado iyo xaflado qiimo gal ah  oo lagu soo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga iyo qoysaskooda

0
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda Ciidanka Xoogga Dalka...

Dowladda Aljeeriya oo soo badbaadisay tahriibeyaal Soomaaliyeed

0
Aljeeriya:-Dowladda Aljeeriya ayaa soo badbaadisay tahriibeyaal doon kula xumaatay Badda Aljeeriya sida uu Warbaahinta qaranka u xaqiijiyey Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Caasimadda Aljeeriya...

Wasiir Balcad oo ka qaybgalay madal looga hadlayey arrimaha Sudan

0
Antalya, Türkiye:- Wasiir dowlaha Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya, H.E. Ali Balcad, ayaa ka qaybgalay shirka Antalya Diplomacy Forum, halkaas oo loogu dabaaldegay muhiimadda ay...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Moqdishu(SONNA):-1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey dalka Turkiga uu kaga qeybgelayo Madasha Diblomaasiyadda Caalamiga ah ee Antalya. 2- Madaxweyne Xasan...

Madaxweynaha JFS oo casuumad ku saabsan madasha wadatashiga qaranka u diray Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya baaqii Midnimada iyo Wadatashiga Qaran ee 31-dii Maarso 2025 ayaa casuumaad u fidiyey...

Ganacsato Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Madaxweyne kuxigeenka koonfurta suudaan

0
Ganacsatada Soomaalida ee ku dhaqan dalka Koonfurta Suudaan ayaa kulan muhiim sh la qaatay   Madaxweyne kuxigeenka daslkasi Mr. Dr. Benjamin Bol Mel Kulanka dhinacyadaasi ayaa...

Wasiirro ka tirsan XFS oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Laascaanood

0
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kuwaas oo hordhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane...