Wararka

Howlgal ka dhan ah khawaarijta oo ka dhacay Shebeellaha Dhexe

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gorgor ayaa howlgal qorsheysan kasameeyay deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, howlgalkaas oo ujeedkiisu...

Galmudug oo la wareegtay Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay

0
Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay Munaasabad ay ย Galmudug kula wareegtay Xaruntii loo diyaariyay Xafiiskii Siyaasadda Qaramada Midoobay ee...

Sacuudiga Carabiya oo ka jawaabtay codsiga Dowladda Soomaaliya

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Dowladda Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa noqotay dowladdii ugu horreysay ee si rasmi ah uga jawaabtay codsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsan...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo degmooyinka caasimadda. Shirka ayaa diiradda lagu saaray...

Shir ku Saabsan Maalgelinta Cimilada oo Muqdisho lagu Soo Gabagabeeyay

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir muddo shan maalmood socday oo looga hadlayay arrimaha isbeddelka cimilada iyo nidaamka helidda maalgelinta cimillada ee...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Degmada Hodan ka Daahfuray Qaybinta Kaarar-ka Codbixiyeyaasha

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Hodan ka daahfuray qaybinta kaarar-ka codbixiyeyaasha doorashooyinka. Guddoomiyaha Guddiga Hoosaadka Howlgallada Doorashooyinka Qaranka, Maxamed Amiin Xasan,...

Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo dil toogasho ah ku ridday Rag ku eedeysan in ay...

0
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa xukun dil toogasho ah ku riday Cabdi Cusmaan Cabdullaahi iyo Gallad Axmed Xuseen, sidoo kale Ayuub Maxamed Cabdi ayey...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa โ€œHalkan waxaan u nimid iskaashiโ€

0
Tangier(Wargeyska Dalka):-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay kulanka xiritaanka ee Madasha Caalamiga ah ee MEDays ee...

Wasiirka Kalluumeysiga oo Daahfuray Nidaamka Maareynta Macluumaadka Kalluumaysiga (FIMS)

0
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfuray Nidaamka Maareynta...