Wararka

Wasiirka Dekedaha XFS oo qaabbilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka badda Soomaaliya Mudane Maxamuud Aadan Geesood ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Turkiga ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Amb; Alper Aktaş. Labada mas’uul...

Wasiirka hawlaha guud oo Marooko uga qaybgalay shir caalami ah

0
Rabat: Wasiirka wasaaradda hawlaha guud, dib u dhiska iyo Guriyeynta dowladda FS Dr Cilmi Maxamuud Nuur iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Rabat ee...

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo la kulmay agaasimaha ururka ganacsiga Adduunka

0
Geneva: Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac oo hoggaaminaya wafdi ballaaran oo ka socda Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta magaalada...

Madaxweynaha Uganda oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Soomaaliya

0
Kampala: Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo ah safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doonta Uganda ayaa maanta si rasmi ah ugu gudbisay waraaqaha aqoonsiga...

Safiirka cusub ee Soomaaliya ee Indiya oo laga guddoomay warqaaha danjirenimo

0
New Delhi: Danjiraha cusub ee Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane Dr Cabdullahi Maxamed Odawaa ayaa warqadaha aqoonsiga Danjironimo u gudbiyey Madaxwaynaha dalka Hindiya Droupadi...

Wadahadallo farsamo oo u socda Soomaaliya iyo Ethiopia

0
Addis Ababa: Wajiga koowaad ee wadahadallada farsamo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, ee ku saleysan Bayaankii Ankara ee la ansixiyey 11-kii Diseembar 2024,...

Agaasimaha hay’adda socdaalka oo qaabilay danjiraha Finland

0
Agaasimaha guud ee uay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Finland u fadhiya Soomaaliya danjire...

Wasiir Biixi oo Ethiopia uga qaybgalay shirka Madasha Iskaashiga Geeska Afrika

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia uga qeyb galay shirka 𝟐𝟑-𝐚𝐚𝐝 ee Wasiirada Maaliyadda...

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Sii hayaha ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiskiiska ku qaabilay, wafdi uu hogaaminayay Sii hayaha ergeyga gaar ah ee...

Soomaaliya iyo UNDP oo ka wadahadlay istiraatiijiyadaha qaran ee horumarka hey’adaha dowladda

0
Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa maanta oo talaado ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Kaaliyaha Xoghayaha Guud...