Wararka

Hay’adda NIRA oo xarun cusub ka hirgalisay degmada Dherkeenley

0
Hay’adda NIRA ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jartay Xarunta cusub ee Hay’addu ku yeelanayso degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir. Xarunta ayaa waxa si...

Wasiirka dekadaha oo qaabilay madaxa hawlgalka midowga Afrika ee AUSSOM

0
Wasiirka Wasaaradda Deakadaha iyo Gaadiidka Badda JFS, Mudane  Maxamuud Aadan Geesood ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna Madaxa...

Hay’adda sirdoonka Qaranka oo ku raad-joogta horjooge ka tirsan Khawaarijta

0
Hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa soo saartay sawirka iyo macluumaadka horjooge Cabdullaahi Xasan Cabdi oo Khawaajita u qaabilsan aruurunta lacagaha baadda...

Wasiirka Caafimaadka oo daah-furay m𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲o 𝐊𝐚𝐧𝐬𝐚𝐫𝐤𝐚

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa si rasmi ah u daahfurey Munaasabadda Ololaha wax ka...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo la kulmay agaasimaha fulinta ee xarunta ganacsiga caalamiga...

0
Geneva- Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Geneva kulan miro-dhal ah kula yeeshay Agaasimaha Fulinta ee...

Yaa laga aqoonsan karaa Madaxda Daacishta Soomaaliya? (WARBIXIN)

0
Howlgal Militari oo ay iska kaashadeen Dowladda Soomaaliya iyo Ciidanka Cirka ee Mareykanka (AFRICOM) oo todobaadkaan laga fuliyay goobo ay ku dhuumaalaysanayeen haraadiga khawaarijta...

Wasiir Biixi oo ka qayb galay kulan looga hadlyay mashaariicda horumarineed ee waddamada gobolka

0
Addis Ababa- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia laguna qabanayo shirka 𝟐𝟑-𝐚𝐚𝐝...

Wasiir Fiqi oo ka qayb galay kulan heerkiisu sarreeyo oo lagu qabtay New York

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa khudbad ka jeediyay kulan heerkiisu sarreeyo oo ahaa dood furan oo Golaha...

Wasiir Fiqi oo ka qayb galay kulan heerkiisu sarreeyo oo lagu qabtay New York

0
New York- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa khudbad ka jeediyay kulan heerkiisu sarreeyo oo ahaa dood furan...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kormeeray xarumaha Booliska

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeer shaqo ku tagey xarumaha Baarista Dambiyada ee CID, Qeybta Nabad-gelyada Wadooyinka, Dugsiga Tababarka...