Wararka

GUDDIGA JOOGTADA EE GOLAHA SHACABKA OO YEESHAY KULANKIISA TODOBAADLAHA

0
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulankiisa todobaadlaha ah, waxaana shir...

Ciidamada Mareykanka oo kaashanayan DFS oo Duqeyn ku burburiyay doomo hub ku siday Alshabaab

0
Muqdisho, 17 Abriil 2025: Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay biyaha gudaha ee Soomaaliya,...

Doomo Khawaarijta Alshabaab u siday hub oo lagu burburiyay xeebaha Soomaaliya

0
Doomo Khawaarijta Alshabaab u siday hub oo lagu burburiyay xeebaha Soomaaliya. Warkaas oo faah faahsan filo goor dhow insha Allah  

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo Nairobi kulan muhiim ah kula qaatay wasiirka Arrimaha Gudaha...

0
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, waxa uu kulan muhiim ah oo lagu xoojinayo...

War-Saxaafadeed:-In ka badan 35 Xubnood oo ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay gobolka Baay

0
Muqdisho, 17, Abriil, 2025: Howlkani oo si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Daraawiishta Dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa laga...

Boqolaal Shacab ah oo isugu soo baxay maydadka khawaarijta ee lagu soo bandhigay Baydhabo

0
Baydhabo:-Boqolaal Shacabka Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur Galbeed ayaa isugu soo baxay bartamaha Magaalada, kuwaas oo ku faraxsan jabka khawaarijta looga geystay...

Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo lagu khaarajiyay deegaanka Daynuunaay ee gobolka Bay

0
Baydhabo:-Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa saakay jab xooggan gaarsiiyay khawaarijta, kadib weerar khawaarijta ku soo qaadeen fariisimo khawaarijtu ku lahaayeen aagga...

Ciidamada Qalabka Sida iyo Saaxiibada AFRICOM oo Duqeyn Ka Fuliyay Aadan Yabaal

0
7Muqdisho, 17 Abriil 2025: Xalay fiidkii, waxaa degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe laga fuliyay howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qalabka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Shirweynaha Qaran ee xuquuqul insaanka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka ayaa soo bandhigay sida ay dowladda uga goโ€™an...