Wararka

Ciidanka xoogga jab xooggan u geystay khawaarijta

0
Ciidamada Qaranka iyo geesiyaasha xaq u dirirka ah ee gobolka Hiiraan ayaa saakay Khawaarijta ku laayay aagga deegaannada Beera yabaal iyo Aboorrey oo hoos...

SoDMA oo gaadiid gargaar wada u dirtay Shabeelaha dhexe

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa caawa magaalada Muqdisho ka ambabixisay 11-gaari oo sida shixnad gargaar ah, kuwaas oo si gaar ah...

Madaxwyne Xasan Sheekh oo hoggaamiyaha Liibiya kala hadlay joojinta Tahriibka iyo iskaashiga labada dal

0
Tripoli: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo miro dhal ah la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Liibiya, Mudane Maxamed Al-Manfi...

Adeeg caafimaad oo la gaarsiinayo deegaanada laga saaray Khawaarijta

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlladdaFS ayaa maanta daawo iyo qalab caafimaad oo kala duwan oo loogu talogalay gargaarka deg dega ah ku wareejisay...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray deegaano lagula dagaalamay Khawaarijta

0
Jowhar: Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kormeer ku tagay deegaano ka tirsan Shabeelaha dhexe oo uu ka...

Deegaano kale oo laga saaray Maleeshiyaadka Daacish

0
Boosaaso: Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa goor dhawayd la wareegay Deegaanka Sheebaab oo ka tirsan Dagmada Qandala ee Gobalka Bari ahayd Fariisin u muhiim ah...

Wasiirka cadaaladda iyo Dastuurka oo la kulmay safiirka Sucuudiga

0
Wasiirka wasaaradda cadaaladda iyo Dastuurka dowladda FS mudane Xasan Macalin ayaa kulan la qaatay danjiraha boqortooyada Sucuudiga Axmed Bin Maxamed Al-muwalad, kaas oo looga...

Wasiir Biixi oo guddoomiyey kulan ku saabsan maamul wanaagga maaliyadda

0
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaagga Maaliyadda (FGC) oo ay ku midaysan yihiin...

Wasiirka isgaarsiinta oo ka qeyb galay daah furka shirweynaha iskaashiga Dijitaalka iyo Horumarinta

0
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyadda Soomaaliya, Mudane 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍 𝐌𝐀𝐂𝐀𝐋𝐋𝐈𝐍 (𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈) ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Iskaashiga Dhijitaalka iyo Horumarinta 2025, oo maanta ka...