21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
Af Soomaaligu wuxuu ka mid yahay luuqadaha Geeska Afrika looga hadlo kuwa dadka ugu tirada badan ay ku hadlaan. Dadka Soomaaliyeed ee ku hadlana...
Soomaalida Koofur Afrika ku nool oo helaya Kaarka aqoonsiga Qaranka
Pretoria: Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa xarun cusub ka hirgelisay Xarunta Safarada Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika.
Munaasabadda oo ka dhacday gudaha xarunta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal Teleefanka ah la yeeshay dhigiisa Koofur Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika mudane Cyril Ramaphosa.
Labada Madaxweyne ayaa ka wada...
Wasiirka W/Warfaafinta oo kulan la yeeshay Ururka Dalxiiska Soomaaliya
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha ururka Dalxiiska Soomaaliya (Somalia Tourism...
Madaxda Haya’adda Qaxoontiga Qaranka oo Xafiiskooda ku qaabilay Ku-Xigeenka Wakiilka Hay’adda Qaxootiga Adduunka UNHCR...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), Mudane Axmed Xuseen Cilmi, iyo ku-xigeennadiisa, ayaa maanta xafiiska hay’adda ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Hay’adda Qaxootiga...
Wasiirka Amniga ee XJFS oo furay Barnaamij diiradda lagu saarayo Horumarinta Wejiga Labaad ee...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta furay Shir Muhiim ah oo Guddiga Hagidda Barnaamijka (Programme Steering...
Galmudug oo shaacisay in dadka iyo duunyada ku nool Mudug ay saameyn xooggan ku...
Dhusamareb, Wargeyska Dalka — Wasaaradda Gargaarka, Maareynta iyo Masiibooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in abaarta ka jirta dalka ay si xooggan u saameysay...
Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis iskaashi difaac
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Qatar ayaa maanta kala saxiixday heshiis iskaashi difaac, kaas oo lagu xoojinayo xiriirka milatari iyo wada-shaqeynta amni ee u...
Dowladda oo casuumaad u dirtay golaha mustaqbalka Soomaaliyeed
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah casuumaad ugh dirtay Golaha mustaqbalka Soomaaliyeed, kaas oo ay ku mideysan yihiin siyaasiyiinta ka aragtida duwan dowladda.
War-saxaafadeedka...
Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay agaasimaha Hay’adda maliyadda caalamiga ah (IFC) ee Bariga Afrika
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Maaliyadda caalamiga ah (IFC) ee Bariga Afrika,...










