Wararka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Qaahira kaga qayb galay shirka 29-aad ee golaha Wasiirrada Carabta...

0
Qaahira:- Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar ayaa martigelisay shir heer sare ah oo ahaa Kulanka 29-aad ee Golaha Wasiirrada Carabta ee Isgaarsiinta iyo...

Wasiirka gaashaandhigga XFS oo qeybgalay munaasabadda qalin-jabinta saraakiisha isku dhafka ah ee wax ka...

0
Qatar:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda qalin-jabinta saraakiisha isku...

Guddoonka Baarlamaanka oo kulan la qaatay guddiyada kala duwan ee dib u eegista dastuurka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Golaha Aqalka Sare...

Agaasimaha haya’adda socdaalka iyo jinsiyadaha oo kulan la qaatay wafdi ka socda Dowladda Jarmalka

0
Wafdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka oo uu hoggaaminayo Madaxda Xiriirka Dowladaha ee Federaal Booliiska Mudane Colonel Niels Zimmermann...

Guddoomiyaha maxkamada sare oo ka qayb galay shirka guddoomiyeyaasha maxkamadaha sare ee Afrika

0
Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa ka qeyb galaya shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee Wadamada Africa, kasoo ka furmay caasimada...

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha guddaha XFS oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha guddaha...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali Cali (Xoosh) oo safar shaqo ku jooga Pakistan ayaa kulan miro-dhal ah la...

Shirka guddiga qaran ee isku duwidda maareynta abaaraha oo Muqdisho lagu soo xiray

0
Waxaa Magaaladda Muqdisho lugu soo xiray Shirka Guddiga Qaran ee Isku-Duwidda Maareynta Abaaraha, oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA),Shirka ayaa...

Ciidanka Xoogga oo hawlgal ku dilay in ka badan 130 Khawaarij ah

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, oo ay garab taagan yihiin Ciidamada Amniga Jubbaland, isla markaana kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa soo gabagabeeyay...

Wasiirka Dekadaha XFS oo ka mahadceliyay meelmarinta Is-afgaradka Dekadaha ee Badweynta Hindiya

0
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa mahadcelin u jeediyey Golaha Wasiirrada oo maanta meel mariyey Is-afgaradka ka dhexeeya...

Golaha Wasiirada XFS oo maanta ka hadlay qodobbo muhiim u ah dadka iyo dalka

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ka hadlay amniga dalka, howlgallada socda ee ay wadaan Ciidamada Qaranka,...