Wararka

Wasiirka waxbarashada oo London uga qaybgalay madasha caalamiga ee waxbarashada

0
London: Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane, Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Madasha Caalamiga ee Waxbarashada (Education...

Wasiirka hawlaha guud oo ka qaybgalay shir ku saabsan fulinta qorshaha isbedelka Qaranka

0
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka qayb galay shir lagu dar-dargalinayo fulinta qorshaha isbedelka...

Wasiirka difaaca oo sheegay in khawaarijta laga dilay 120 xubnood

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, isagoo ku dhawaaqay in howlgalka dalka...

Gudoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay madaxa Islamic Relief ee Soomaaliya

0
Gudoomiyaha hay’adda maaraynta musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa kula kulmay xafiiskiisa madaxa Islamic Relief Somalia mudane Aliow iyo wafdi uu...

Soomaaliya iyo Sweden oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ee labada dowladood

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Boqortooyada Sweden ee Soomaaliya, Mudane Joachim Waern. Mas’uuliyiintan ayaa waxay...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo gaaray heshiis iskaashi amni

0
Shirka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa shalay lagu ansixiyay heshiis iskaashi amni oo ka dhaxeeya labada Sirdoon ee dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga, kaas...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee XFS oo furay shirka saameynta dhaqaale ee qaab-dhismeedka dastuurka

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid ayaa si rasmi ah u furay shirweynaha lagu falanqeynayo saameynta dhaqaale ee qaab-dhismeedka...

“Janno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad gala”

0
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ee Macawiisleyda ayaa weerar qorshaysan ku qaaday kooxaha Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya dhulka howdka ah ee u dhexeeya...

NISA oo dishay horjooge sare oo ka tirsanaa khawaarijta

0
War-saxaafadeed kasoo baxay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal qorsheysan ay xalay ka fuliyeen deegaanka Sabiid ee gobolka...

Howlgal ka dhan ah khawaarijta oo ka socda deegaanka Aboorreey ee gobolka Hiiraan

0
Buulo-burte- Ciidamada deegaanka ee gobolka Hiiraan ayaa saakay weerar culus ku qaaday deegaanka Aboorreey oo hoos taga degmada Buuloburde, halkaas oo lagu beegsaday dhagarqabayaal...