Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo la kulmay madax ka socotay xarunta dhexe ee IGAD
Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SODMA, Mudane Maxamud Macallim Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ambassador Jamal Maxamed Xasan madaxa xarunta dhexe IGAD ee...
Wasiir Fiqi “Mardhow gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa dhammaantiis laga xoreyn doonaa Khawaarijta”
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Maclin Fiqi oo u waramay warbaahinta qaranka ayaa shaaca la qaaday in dhammaan ciidamada qaranka oo ay ku...
Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka
madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hor istaagay awoodda Maamulka jaamacadda Harvard ee ay ku diiwaangelinayaan ardayda caalamiga ah ee doonaya jaamacaddaasi, sida ay sheegtay...
Agaasimaha Hey’adda NISA oo boogaadiyay howlgallada ciidan ee ka socda Hir-Shabeelle
Agaasimaha Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe iyo mas’uuliyiin kale ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidamada Qaranka, kuwa deegaanka iyo maamulka gobolka...
Wasiirka Caafimaadka JFS oo ka qeybgalay Shirweynaha 78-aad ee Golaha Caafimaadka Adduunka
Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada JFS Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeybgalay Shirweyne looga hadlaayey daaweynta cudurrada ku dhaca wadnaha, Kilyaha iyo Dheef-shiidka,kaas...
Ciidanka xoogga dalka oo Jubbada hoose ku dilay in ka badan 40 khawaarij ah
Kismaayo- Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa gobolka Jubbada hoose ku soo bandhigay hubkii ay ka soo furteen Khawaarijta oo saacadihii lasoo...
Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay
Laba ka mid ah shaqaalaha safaaradda Israa’iil ay ku leedahay Mareykanka ayaa toogasho lagu dilay weerar ka dhacay bannaanka madxafka Yuhuudda ee ku yaalla...
Soomaaliya iyo Turkiga oo is-dhaafsanaya qibradaha dhanka Warfaafinta
Ankara- Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala) ayaa gaaray magaalada Ankara ee dalka...
NISA oo soo dhaweysay meel marinta heshiiska argagixiso la dagaalanka ee Sucuudiga iyo Soomaaliya
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay xukuumadda Sacuudiga ku meelmarisay heshiiska labada dal ee la dagaalanka Argagixisada...
Gashaanle dhexe Cabdi Salaad Xujaale oo Muqdisho lagu aasay
Masuuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda ayaa maanta ka qeyb galay aaska Gashaanle Dhexe Cabdi Salaad Xujaale, Taliyihii Guutada 26aad ee Cali Bin Abii Daalib ee...










