Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay soo dhaweynta Markabka ORUC REIS oo baaris ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu qabtay Dekedda Muqdisho oo lagu soo dhaweynayay Markabka ORUC REIS, kaas...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay Howlgalinta Markabka Sahminta Shidaalka Oruç Reis
Wasiirka Warfaafinta XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa ka qeyb galay xaflad ballaaran oo lagu qabtay dekedda magaalada Muqdisho, taas oo loo sameeyay howlgalinta markabka...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo dhiirigelin ugu tagay ciidamada howgalka ka wada wadada isku-xirto Balcad iyo...
Jowhar: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa tagay deegaanka Mukay-dheere oo ay ku sugan yihiin saraakiisha hoggaamineyso howgalka Ciidamada Dowladda...
Israa’iil oo duqeymo ku dishay 3 wariye iyo dad kale oo rayid ah
Weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen Khan Younis ayaa lagu dilay ugu yaraan 38 qof oo ka soo jeeda hal qoys, oo ay ku...
Madaxweynaha Soomaaliya oo madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Turkiye
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Jamhuuriyadda Turkiga, Dr. Alparslan...
Wasiirro ka tirsan XFS oo soo dhoweeyay wafdi ka socda Turkiga oo soo...
Wasiiro ka tirsan XFS oo ay kamid ahaayeen Wasiirka Batroolka XFS Cabdirasaaq Cumar Maxamed ,Wasiirka Gaashaandhigga C/Qaadir Maxamed Nuur iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay madaxda Yurub ee xaadiray shirka Hey’adda Lacagta iyo...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ka qeybgalaya shirka sanadlaha ah ee hey’adda lacagta IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa kulamo doceedyo miro-dhal ah la yeeshay...
Madaxweynaha K/Galbeed oo kala diray garsoorayaasha Gobolka Sh/Hoose
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala diray Dhammaan Garsoorayaasha ka howlgala Gobolka Shabeelaha Hoose ee maamulka Dowlad Goboledkaasi.
Wareegtadaan...
Wasiirka Batroolka XFS “Bilowga sanadka soo socda waxaa la bilaabayaa qodista shidaalka ee dhanka...
Wasiirka Batroolka XFS Cabdirasaaq Cumar Maxamed oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in horraanta sanadka soo socda ee 2025 la bilaabayo...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu booqday dalalka Uganda, Burundi, Djibiuti iyo Kenya, wadahadalana la soo yeeshay...