Wararka

Wasiirka Maaliyadda ee XJFS oo Shir-guddoomiyey Kulanka 23-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada Dalka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa Maanta Shir-Guddoomiyay kulanka 23-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Dowlad-Goboleedyada Dalka iyo Gobolka Banaadir iyada...

Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada oo qabatay Kulan looga tashanayo sidii kor loogu qaadi...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay Kulan looga hadlayey Xaqiijinta Adeeg Hufan oo loo qabto Shacabka Soomaaliyeed, iyadoo la raacayo...

Hantidhowrayaal Soomaaliyeed oo shir uga qaybgalay Turkiga

0
Hantidhowrayaal ka tirsan Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga uga qaybgalaya barnaamijka daraasadka iyo horumarinta xirfadaha hantidhowrka, kaas...

Wasiir Fiqi oo qaabilay madaxa Guddiga Ciidamada Midowga Yurub

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo, taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, S/Gaas, Odowaa Yuusuf Raage, ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxa...

Xukuumadda oo muddeysay gogosha wada-hadalka Qaran

0
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo ka duuleysa talo-soojeedinta Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa 19-kii bishaan ku dhawaaqday in 1-da Febraayo 2026 magaalada Muqdisho...

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Jabuuti

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya, Danjire Maxamed...

Xafiiska xeer-ilaaliyahaguud oo soo bandhigay guulihii 2025 iyo qorshayaasha 2026

0
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta qabtay shir ujeedkiisu ahaa soo bandhigidda guulihii la gaaray sannadkii dhammaaday, qorshayaasha sannadka cusub ee 2026, iyo...

Wasaaradda arrimaha dibadda oo ganacsatada kala shaqaynaysa ka faa’iideysiga suuqa EAC

0
Wasiir-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Cumar, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed, kuwaas oo ay ka...

Wasaaradda cadaaladda iyo Dastuurka oo ka jawaabtay hadallo ka yimid Xildhibaanada qaarkood

0
Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka jawaabeysaa hadallo dhawaan ay jeediyeen qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudah oo Kulan Wadatashi ah la yeeshay qaar ka...

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa Kulan Wadatashi ah la yeeshay qaar...