Türkiye oo Dadaal Dhexdhexaadin ah ka Wadda Xiisadda ka dhaxeysa Wadamada Pakistan iyo Afghanistan
Ankara(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Türkiye, Hakan Fidan, ayaa Jimcihii khadka Telefoonka kula hadlay dhiggiisa Dalalka Pakistan, Afghanistan, Qatar iyo Sacuudi Carabiya, si ay...
Degmada Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan.
Degmada Buulo burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 14 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada...
Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Mudane...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho,
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah xubin sare...
Wasiirka shaqada XFS oo ka qayb galay kulamo heer wasiir ah oo soo qaban...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Prof. Saalim Caliyow Ibro, ayaa ka qaybgalay kulan-hoosaadyo heer Wasiir ah oo ka qabsoomay...
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen waxqabadka...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u Naxariistee Marxuum Saciid Maxamuud Axmed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa dhambaal tacsi u diray qoyskii, qaraabadii, asxaabtii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed...
Degmooyinka Kismaayo iyo Dhuusamareeb oo u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka Ramadaanka
Degmada Kismaayo ayaa xalay Tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka ka reebtay degmada Warta-nabadda,halka Degmada Dhuusamareeb ay iyaduna ka adkaatay dhigeeda Xaradheere.
Degmada Kismaayo ayaa heshay 10...
Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.
Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer sare ah oo si...
Xildhibaanadda labada aqal ee BJFS oo maanta ka dooday cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee...
Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 23-aad ee wadajirka ah, waxaana Guddoominayey...










