Madaxwyanaha Galmudug oo u hambalyeeyay hoggaanka la doortay ee Waqooyi Bari Soomaaliya
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hambalyo u diray madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Waqooyi Bari ee maanta la doortay,
Madaxweyne...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenkiisa loo doortay Waqooyi...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Cabdulqaadir Axmed Aw-cali iyo Madaxweyne Kuxigeen Cabdirishiid Yuusuf Jibriil...
Firdhiye oo mar kale loo doortay Madaxweynaha dowlad goboleedka W/B
Laascaanood(Wargeyska Dalka):-Mudane Cabdulqadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa loo doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, kadib markii uu ku guuleystay codad...
Kusimaha Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda Jabuuti, Mudane...
Gobolka Banaadir oo ka qeybgalaya la dagaalanka khawaarijta (warbixin)
Todobaadyadii u dambeeyay waxaa gudaha dalka ,gar ahaan gobolada Hiiraan,Sh.Dhexe, Sh/Hoose, Gaakgaduud iyo kuwo kale ka socday abaabullo iyo diyaargarow dagaal oo la doonayo...
Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka W/B oo maanta dhacaysa
-Doorahada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Waqooyi Bari oo ka mid ah dowlad goboleedyada ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qabsoomaysa...
Kulan lagu dhiirrigelinayo waxbarashada gabdhaha oo lagu qabtay Muqdisho
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa soo qaban qaabiyay madal lagu dhiirrigelinayo waxbarashada gabdhaha, taas oo ay ka qeybgaleen gabdho aqoonyahanno ah oo ka kala...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliya oo gaaray is faham taariikhi ah oo...
Guddoomiyaha SODMA iyo haya’adda LM International oo kala saxeexday heshiis
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa heshiis is-afgarad ah la saxiixday hay’adda LM International oo ka mid ah hay’adaha...
Madaxda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida marxuumad Khadiija Maxamuud Yuusuf (Khadiijo Qalanjo)
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...










