Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Jowhar ka Daahfuray Ololaha Diiwaangelinta codbixiyaasha
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Dowlad Goboleedka Hirshabelle ka daah-furay ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe, oo...
Ku-simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Jaamacadaha...
Ku-simaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Farxaan Xuseen Maxamed, ayaa ku soo dhaweeyey Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka wafdi sare oo ka...
Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay xubno ka tirsan Khawaarijta
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo xalay laga fuliyay Gobolka Hiiraan ku dilay dilay ilaa Toddobo xubnood oo ka...
Maamulka Hirshabeelle oo kaalmo lacag ah gaarsiiyay ciidanka ku jira Martiini
Guddiga Taakuleynta Ciidamada ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa deeq lacag ah gaarsiiyay bukaanada ciidanka ee ku jira cisbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho.
Guddigaan oo isugu...
Mas’uuliyiinta Hiiraan oo guddoomay deeq samofal ah oo loogu talagalay ciidanka
Mas’uuliyiin ka socday Maamulka Dowlad Goboleedka Galmudug iyo odoyasha dhaqanka ayaa deeq kaalmo ah oo isugu jirtay lacag, raashin, xoolo nool garsiiyay madaxda iyo...
Ololaha Diiwaangelinta Doorashooyinka Qof iyo cod oo ka bilowday magaalada Jowhar
Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle si rasmi ah uga bilowday ololaha diiwaangelinta Doorashooyinka Qof iyo cod.
Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Hirshabeelle...
Safiirka JFS ee Shiinaha oo la kulantay howlwadeeno ka tirsan DF
Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha oo Qaabishay Saraakiil Dowladeed ayaa ka Qaybgalaya tababar ku saabsan Maareynta Dekedaha iyo Teknolojiyadda Casriga ah
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee...
Soomaaliya oo saxiixday heshiisyo caalami ah
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa saxiixday heshiisyo Caalami ah kuwaas oo khuseeya sugidda Amniga Duulista Rayidka, heshiisyada ay Soomaaliya xubinta ka noqotay ayaa sare u...
Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Jaamacadda Turkiye ee Ostim Teknik
Ankara:-U qeybsanaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Safaraadda Soomaaliya ee Ankara Marwo Caasha Maxamed Maxamuud ayaa ka qayb gashay xaflada qalanjabinta ardayda...
Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
Qormadaani waxa aan si qoto dheer ah ugu hadli doonaa Iskaashiga weyn ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano “BRICS” uu ugu qaabeyn karaa...










