Madaxweynaha Jabuuti “Waajib ayeey nagu tahay in Soomaaliya aan la garab joogno nabad, horumar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa hadaladaasi ka jeediyay xarunta nabadda e magaalada carta,halkaasi oo ay ka socdaan ololaha doorashada ee dalkaasi.
Kulanka...
Wasaaradda Dekedaha XFS oo diiwaangelineysa maraakiibta ganacsi ee ka howlgala gudaha iyo dibadda dalka
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya oo lagu magacaabo “Guney”,kaas...
R/Wasaare Xamsa oo K/Galbeed u magacaabay maamul ku meel gaar ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray digreeto uu ku magacaabayo hoggaamiye ku meel gaar ah oo sii wada howsha...
Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa Aadan Xadow ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho dhiggiisa dalka...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS oo daah-furay Madasha Isku-Duwidda qaybta Beeraha
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah furay Madasha Isku-Duwidda qaybta Beeraha oo ay hirgelisay Wasaaradda Beeraha iyo...
Ra’iisul Wasaare XJFS Muadane Xamsa Cabdi Barre oo magacaabis iyo isweeydaarin ah ku sameeyay...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah Wasaaradaha...
Kulanka ka dhacay Magaalada Baydhabo oo Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe uu Shir-guddoomiyey
Baydhabo(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Howlo Shaqo u jooga Magaalada Baydhabo ee...
Duqa Magaalada Muqdisho oo xarig jaray wadada Sheekh Cali Suufi
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi...
Dowladda Federalka Soomaaliya oo ahmiyad gaar ah siinaysa Abaaraha iyo sugnaanta Cunnada
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Waxaa Maanta Xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay saraakiishii fulisay hawlgalkii wadada Muqdisho-Baydhabo
Baydhabo(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Kulan xasaasi ah Xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka...










