Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala Wareejiyey Taliyaha Cusub iyo Taliyihii Hore ee...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xilka u kala wareejiyey Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...
Doorashada Guddoonka Guddiga Xuquuqul Insaanka oo soo dhamaatay Guddoon Cusub na dooratay
Mudisho(Wargeyska Dalka):-Waxaa soo dhamaatay Doorashada Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku-Xigeenka iyo Xoghayaha Guddiga Madaxa-Banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo lagu qabtay Maanta Magaalada Muqdisho.
Dr. Maryan Qaasin...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS oo ka qayb galay Munaasabada Xilwareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga XJFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Maanta Xilka u...
Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Madax Banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dr Maryan Qaasin Axmed ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.
Dr Maryan ayaa hore u soo noqotay Wasiirka Caafimaadka,Wasiirka Waxbarashadda,...
Doorashada Guddoonka iyo Xoghayaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo Muqdisho ka socota
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Doorashada Guddoomiyaha,Guddoomiye Ku-xigeenka iyo Xoghayaha Guddiga Madaxa-Banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa hadda ka bilaabatay Magalaada Muqdisho.
Guddigaan oo ka kooban Sagaal Xubnood ayaa...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Tababar u furay Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Booliiska
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa si Rasmi ah u furay Tababar Heerkiisu Sarreeyo oo la siinayo Cutubyo ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Booqasho Sharafeed ugu Tegay Madaxweynihii Hore ee Koonfur Afrika
Pretoria(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Booqasho Sharafeed ugu tagay Madaxweynihii hore ee...
Wasiirka arrimaha gudaha oo qaabilay Agaasimaha Guud ee hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland
Wasiirka arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali ayaa la kulmay wafdi sare oo ay hoggaamineysay Agaasimaha Guud ee hay’adda Horumarinta...
Dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay Shabeelaha dhexe
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka lagu magacaabo Qaahira ee Gobolka...










