Shir kusaabsan sidii loo xaqiijin lahaa qoondada Haweenka oo lagu qabtay Muqdisho.
Wasiirka Haweenka iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha ee XF Soomaaliya Marwo, Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa xalay kulan ujeedkiisu ahaa ilaalinta qoondada Haweenka Soomaaliyeed la...
Madaxweyne Siisii oo booqasho ku tagaya Jabuuti
Madaxweynaha Dalka Masar,Cabdifataax Al-siisii iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta lagu wadaa inuu booqasho ku tego dalka jabuuti, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada Dalkaasi.
Afhayeenka...
Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka XFS oo kormeeray Isbitaallada magaalada Samareeb
Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed xuseen macalin oo shalay gaarey Magaaladda Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug ayaa maanta kormeer indho-indheyn ah ku...
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo ka warbxiyey xaaladda guud ee Soomaaliya
Waxaan bogaadinayaa dhamaan madaxdii Soomaaliyeed ee baadi-goobka u galay isu-tanaasul iyo sidii loo gaari lahaa heshiis wadar-oggol ah isla markaana ka shaqeeyay sidii xaalada...
Wasiir Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa tacsi u diray Abwaan Sooraan oo ku geeriyooday Burco
Alle ha u naxariistee Abwaan Sooraan oo ka mid ahaa jilayaasha caanka ah ee Soomaaliyeed ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Burco.
Wasiirka Warfaafinta XFS Cismaan...
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug oo la kulmay danjiraha midowga Yurub u fadhiya Soomaliya
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Muqdishu kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya
labada masuul ayaa iska xog wareystay...
Ciidanka Xoogga dalka oo ka saaray deegaano ay ku dhuumalaysan jireen argagixisadda Shabaab
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgallo qorshaysan ka wada Degaano katirsan Gobolka Shabeelaha dhexe, Howlgalka oo uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf...
WHO oo shaaca ka qaaday in Fayras cusu oo kamid ah Corona laga helay...
WHO oo ah Hay’adda Caafimaadka Adduunka u qaabilsan ayaa sheegtay maanta oo Arbaca ah, warbixin ay ka soo saartay faafitaanka nooc cusub oo kamid...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka oo laga gaaray natiijo wanaagsan
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Wasaare Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa galay maalintiisi...
Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo daah-furtay shir looga arrinsanayo nidaamka diiwaan-galinta madaniga ah
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Adam Abdinasir ayaa maanta daahfuray Shirka heer wasiir ee looga arrinsanayo dib usoo celinta nidaamka diiwaangalinta...










