Wararka

Dowlada Soomaaliya iyo QM oo billaabay qorshe lagu caawinayo dadka gargaarka bani’aadanimo u baahan

0
Hay'adda Qaramada midoobay u qaabbilsan arrimaha xiriirka Bini'aaddannimada ee UN-OCHA ayaa sheegtay in maanta lagu daah furay magaalada Muqdisho qorshe balaaran oo looga jawaabayo...

Madaxweyne Farmaajo ka tacsiyeeyay geerida Senatar Maxamed Yuusuf Xaaji

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuum Maxamed Yuusuf Xaaji oo ka tirsanaa xildhibaannada Aqalka sare ee Dalka Kenya. Madaxweyne...

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Maxamed Yuusuf Xaaji

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Senator,Maxamed Yuusuf Xaaji, Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga dalka Kenya. Allaha u naxariistee,...

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Senatar Maxamed Yuusuf Xaaji

0
Ra’iisulwasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane; Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed iyo eheladadii uu ka baxay uga tacsiyeeyay Senatar, Maxamed Yuusuf Xaaji oo...

Dood ku saabsan arrimaha tahriibka oo lagu qabtay dalka Masar

0
Qaxootiga Soomaalida ee ku nool magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar oo ka qeyb-galay barnaamijyo taxanayaal ah oo ay daadihisay Ifraax Axmed, oo ah...

3-Qof oo cudurka Ebola ugu geeriyootay dalka Guinea

0
Wasaaradda caafimaadka ee dalka Guinea ayaa sheegtay in seddex qof ugu geeriyootay dalkaas cudurka Ebola. Bayaan kasoo baxay wasaaradda caafimaadka Guinea ayaa looga dalbaday hay’aadda...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan sagootin ah la qaatay safiirka Ingiriiska u fadhiyay Soomaaliya+Sawirro

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaliya Mudane, Ben Fender kaasi oo ay...

Wasiirkii hore ee difaaca Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji oo Geeriyooday

0
Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Wasiirkii hore ee Difaaca Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji oo ka mid...

Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay falalkii ugu danbeeyay ee aragagixisadu ka geysatay Soomaaliya

0
Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa si kulul u cambaareeyay weeraradii ugu danbeeyay ee argagixisadu ka geysatay dalka Soomaaliya kuwaas oo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen...

Barlamaanka Jaamacadda Carabta oo soo dhaweeyay Shirka golaha wadatashiga Qaranka

0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Caadil bin Cabdul Raxman Al Casumi ayaa soo dhaweeyay shirka golaha wadatashiga qaranka ee udhaxeeyay madaxda dowladda federaalka,kuwa dowlad goboleedyada dalka...