Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Xafiiskeeda xalka waara oo Kismaanyo ku soo gaba gabeeyey Shirka wadatashiga...
Kismaanyo - Shirkan oo socday muddo shan cisho ah ayaa diirradda lagu saaray diyaarinta qorshe howleedka Istaraatijiyada xalka waara ee dowlad gobaleedka Jubbaland, iyadoo...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidanka xoogga dalka ee ku...
Dhuusamareeb- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Galmudug ayaa ...
Ra’iisyl Wasaare Rooble oo bogaadiyay dhismaha Waddada isku xirta Hobyo iyo Gaalkacyo
Ra’iisyl Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay wakiillo ka socday Guddiga dhismaha waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo.
Mudane Rooble ayaa bogaadiyay...
Booliska Gobolka Banaadir oo Gacanta ku soo dhigay Miinooyin
Booliska Gobolka Banaadir oo howlgallo qorsheysan maanta ka sameeyay degaanka Siinka dheer, ayaa Gacanta ku sooo dhigay walxaha qarxo, gaar ahaan Miinooyinka Dhulka lagu...
Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo kula wareegay degaanno dhowr ah
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad, qeybta 60-aad ayaa Maanta howlgallo qorsheysan waxa ay ka sameeyeen degaano hoostaga Degmada Xuddur ee xarunta...
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray dib u dhis lagu sameeyay xarunta degmada Cabdicasiis
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarigga kajaray dib udhiska lagu sameeyay xarunta degmada Cabdicasiis...
Midowga Afrika oo canbaareeyay qaraxyadii ka dhacay Uganda
Ururka Midowga Afrika ayaa si adag u canbaareeyay labadii qarax ee shalay lala beegsaday caasimadda Uganda ee Kampala.
Guddoomiyaha Miodwaga Afrika, Muuse faki ayaa tacsi...
Kenya oo xirtay Toddobo kamid ah Saraakiisha ilaalada xabsiyada dalkeeda.
Toddobo kamid ah saraakiisha xabsiyada Kenya ayaa la xiray kadib markii saddex Maxbuus ay ka baxsadeen xabsi si weyn amnigiisa loo ilaaliyo oo ku...
QM oo maanta ka shiraysa xaaladda Soomaaliya
James Swan oo ah wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee QM, iyo madaxa AMISOM, Danjire Francisco Madeira ayaa warbixin ku saabsan Soomaaliya looga...
Waa maxay sababta Mareykanka looga mamnuucay Madaxda sare ee dalka Nicaragua?
Madaxweyne Joe Biden ayaa Talaadadii shalay ka mamnuucay madaxda sare ee dowladda Nicaragua inay soo galaan Mareykanka, tallaabadan uu qaaday Biden ayaa waxay jawaab...










