Wararka

Dowlad Goboleedka Galmudug oo ku howlan badbaadinta Deegaanka

0
Maamulka wasaaradda deegaanka, isbadalka cimilada iyo horumarinta reer miyiga ee galmudug ayaa kulammo wacyigalin ah oo ku Saabsanaa ka hortagga Xaalufinta Deegaanka ku qabtay...

Shiinaha: Danjire Cawaale oo ka qeybgalay Madasha shacuubta Shiinaha iyo Afrika.

0
Shirkaan oo ka dhacay Machadka Shiinaha iyo Afrika ee magaalada Beijing ayaa waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyay Waaxda xariirka caalamiga ah ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo u hambalyeeysay Boqorka iyo shacabka Marooko.

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS ayaa hambalyo ku aaddan xuska sanad guurada 66-aad ee ka soo wareegatay maalintii xoriyada u dirtay...

Wasiir Durraan Faarax oo gaaray Garoowe

0
Wasiirka Gaadiidka iyo  Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Durraan Axmed Faarax ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo qaybaha...

Duqa Muqdisho oo qaabbilay wafdi heer sare ah oo socda Dowladda Finland

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay wafdi...

Qeylo dhaan xooggan oo laga muujiyay abaaraha ku dhuftay Wajeer

0
Biyo la’aan baahsan oo ay dhaliyeen abaaro dabadheeraaday oo ka jira Gobolka Wajeer ee Woqooyiga dalka Kenya ayaa sababay waxyeello ba’an oo soo gaartay...

RW Rooble oo Galmudug ku bogaadiyay u diyaar garowga doorashooyinka

0
Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay habsami u socodka howlaha doorashooyinka Aqalka hoose ee BFS oo haatan ka billaabanaysa magaalada...

Galmudug oo sheegtay inay bilaabayso Kuraasta ugu horreeysa ee Aqalka hoose BFS

0
Guddiga doorashada Galmudug ayaa Maanta Shaaciyey 5-ta Kursi ugu horreysa oo ay qabanayaan doorashadooda Maalmaha soo socda. Kuraastaan oo kala ah HOP#043, HOP#054, HOP#104, HOP#067...

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland

0
Garoowe- Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 38 ee November 17, 2021 kuna saabsan magacaabid Taliyaha...

Ciidamada Qalabka sida oo howlgallo ka fuliyay waddada u dhexeysa Deynuunaay iyo Baydhabo

0
Baydhabo- Howlgal ka dhan ah kooxda Nabadiidka Al-Shabab oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidamada Qalabka sida oo is garabsaneya Booliska,  xoogga dalka,...