Wararka

Dowladda Maraykanka oo wax laga naxo ku tilmaamtay is-hortaagga lagu sameeyay Howlihii Xafiiska Ra’iisul...

0
Dowladda Mareykanka  ayaa si kulul u cambaareysay isku daygii afgembi ee lagu sameeyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya,waxanay sheegtay inay tallaabbo cad ay ka qaadeyso kuwa...

Jubaland ayaa qabanaysa doorashada lix kursi oo ka tirsan Golaha shacabka

0
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa goor dhow bilaabaya 6 kursi oo ka mid ah Kuraasta Golaha shacabka ee laga...

Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka...

0
Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron Variant) si bulshada looga...

Madaxweyanah Maamul Gobaleedka Hirshabeele oo saxiixday Miisaniyadada 2022.

0
Madaxweyanah Maamul gobaleed Hirshabeele Mudane, Cali Guudlaawe Xusseen oo saxiixay miisaaniyadda Maamul Gobaleedka Hirshabeelle ee sanadka 2022 oo hore uu u ansixiyey Golaha Wasiirada,...

SAAXIIBADA BEESHA CAALAMKA WAXAY KU BAAQAYAAN IN ISXAKAMAYN IYO WADAHADAL IYO IN DIB DIIRADDA...

0
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamku* waxay iyagoo aad uga walaacsan si dhow ula socdaan xaaladda taagan iyo waxyaabaha ku soo kordhay siyaasadda. Waxaan madaxda...

Maamulka Dagmada Gaalkacyo oo wada dadaallo sare loogu qaadayo Bilicda magaalada

0
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdirahman Sheekh Xasan ayaa  daahfuray markii u horeysay  Shirkad ka shaqeyn doonta Nadaafada iyo Bilic soo celinta magaalada Gaalkacyo,.isla markaana...

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo daah furtay shir u dhexeeya Wasaaradaha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo...

0
Wasaaradda Qorsheynta Qaranka XfS oo kaashanaysa dalada hay’adahaa aan dowliga ee (NGO Consortium) ayaa maanta ka shir wadatashi ka furtay Magaalada Muqdisho, shirkan wada...

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo soo geba-gabeeynayo diiwaangelinta Musharaxiinta Golaha Shacabka

0
Guddiga doorashooyinka heer dolwad goboleed ee Jubbaland ayaa maanta lagu wadaa in ay soo gaba-gabeeyaan diiwaangelinta Musharaxiinta lix kursi oo dhawaan lagu dooran doono...

Qaramadda midoobay oo u hoggaansantay amarkii dowladda Soomaaliya ee xiritaanka terminalka MOVCON

0
Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ixtiraamayaan go’aankii dowlada Soomaaliya ay ku xirtay qeybta ay ka isticmaalaan garoonka diyaaraha Aden Adde ee...

Duqa Muqdisho oo daah-furay shir lagu soo bandhigayo waxqabadka waaxda agaasinka Caafimaadka

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta daahfuray Shir balaaran oo ay kasoo qeyb galeen hey’adaha...