Wararka

WHO oo sheegtay in 15 milyan oo qof laga helay Covid-19 toddobaadkii hore

0
Ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa sheegay in in ka badan 15-Milyan bulshada caalamka ah oo laga qaaday baaritaa ku aadan xanuunka Covid-19 la...

Dowladda Turkiga oo Cambaareeysay qaraxii argagixisnimo ee ka dhacay Muqdisho.

0
Dowladda Turkiga ayaa si kulul u cambaareysay qaraxii argagixisanimo ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho kaa oo ay ku dhinteen dad aan waxba galabsan. War...

Kulan lagu taageerayay qodabadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
Kulanka oo ay ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa lagu taageeray qodabadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee dhawaan...

hanti-dhowrka guud oo ka digay in aan loo marin hannaan aan sharciga waafaqsaneyn hantida...

0
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa bilaabay hubin iyo dabagal ku sabsan sida loo maareyo xiliga kala guurka hantidad hey’adaha dowladda. Warbixin ka soo baxday...

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga XFS oo kulan la qaatay wefdi ka socday dalka...

0
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan iyo mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda, ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay wefti...

Wasiirka Gaashaandhigga JFS oo kulan miro dhal ah la yeeshey ergeyga gaarka ah ee...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JFS Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan miro dhal ah la yeeshey ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u fadhiya Soomaaliya,Waxayna...

Baarlamaanka Carabta oo si adag u cambaareeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho

0
Bayaan kasoo baxay Baarlamaanka Carabta ayaa si adag loogu cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Bayaanka ayaa lagu sheegay in Baarlamaanka Carabtu  ku garab...

Qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Muqdisho

0
Qaraxaan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lala eegtay Kolonyo gaadiid ah oo ay leedahay Shikadda gaar loo leeyahay kana...

NATO iyo Ruushka oo kulan ka yeelanaya Colaadda Ukraine

0
Waxaa maanta oo Arbaco ah ka furmaya Caasimadda dalka Belgium ee Brussels, kulamo u dhexeeya Ruushka iyo NATO, kaas oo ay kaga wada hadlayaan...

Tahriibayaal ku xayirnaa dalka Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro tahriibayaal ah oo muddo ku xirnaa dalka Liibiya. Dhalinyaradaan oo gaaraya 97-qof ayaa waxaa...