Howlwadeenno ka tirsan Gaashaandhigga oo loo qabtay tababar aqoon kororsi ah
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax ayaa maanta furay tababar aqoonkororsi ah oo loogu talagalay kor u qaadista hufnaanta, isla-xisaabtanka...
Wasiirka Shaqada XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo booqday xarunta shaqaalaha ee Turkiye
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Saalim Caliyow Ibrow iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqday xarunta dhexe Ururka Midowga Shaqaalaha ee Dowladda...
Ciidanka NISA iyo Saaxiibada caalamka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Jubbada Dhexe
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgal culus oo lala beegsaday kooxaha khawaarijta ka fuliyay degmada Bu’aale ee...
Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”
Wasiirka Qasaaradda Gaashaandhigga XFS Axmed Macallin Fiqi oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dadka Woqooyi Bari ay iska qaadeen heeryadii,isla markaana ay...
Gudoomiyaha Haya’adda SoDMA oo ku Baaqay in Tallaabo Deg Deg ah la Qaado, si...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka Furay Shir u Dhexeeya Hay’adaha Dowladda iyo Hay’adda...
Ciidamada NISA oo Hawlgal Qorshaysan ku dilay Dhagarqabe ka Tirsanaa Khawaarijta
Muqdisho(Wargeyska Dalka):’Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa Howlgal Qorsheysan oo ay ka fuliyeen Duleedka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay...
Wasiirka Amniga Guddaha ee XJFS oo Shir Guddoomiyey Shirki Amniga ee ka Dhacay Magaalada...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Amniga Gudaha XJFS Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa Maanta Guddoomiyay Shirki Amniga oo ka dhacay Magaalada Laascaanood
Shirka ayaa waxaa ka qeyb...
Banaan Bax lagu diidan yahay Xadgudubka Israa’iil oo ka socda Degmada Kaaraan ee Gobolka...
Muqdisho((Wargeyska Dalka):-Waxa saaka Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ka socda Banaan Bax lagu taageerayo Madaxbanaanida ,midnimada iyo Wadajirka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Banaan Baxaan ayaa looga...
Soomaaliya iyo Turkiga oo bilaabaya dhaqangelinta heshiis ku saabsan horumarinta shaqaalaha
Ankara: Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada...
Sucuudiga oo mar kale caddeeyey sida uu u diidan yahay kala qaybinta Soomaaliya
Riyad: Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in Sacuudiga uu si...










