Wararka

Shirka Cimilada Adduunka oo ka furmay Glasgow

0
Magaalada Glasgow ee xarunta mandaqada Scotland ee dalka UK waxaa Isniintii si rasmi ah uga furmay Shirka Cimilada Adduunka. Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa...

Dowladda Uganda oo xir xirtay 48 Ruux

0
Dowladda Yugandha, ayaa xirtey 48 ruux, oo loogga shakisan yahay qarax bambaano, kaasoo uu ku dhintey hal qof, magaalada caasimadda ee Kambala, taasoo lala...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo maamulada ugu baaqay bilaabida doorashada Gollaha Shacabka

0
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa war saxaafadeed ay soo saareen bogaadiyay bilaabashada Doorashada Gollaha Shacabka oo maanta oo ay taariikhdu ahayd 1- Nofember-2021...

Xuska maalinta caalamiga ah ee soo afjaridda tacadiyada lala beegsado Suxufiyiinta (warbixin)

0
Dalalka caalamka ayaa manta u dabbaaldegaya xuska munaasabadda maalinta caalamiga ah ee soo afjaridda ciqaab la’aanta dambiyada  ee loo geysto qeybaha suxuufiyiinta ee ka...

Dowladaha Ingiriiska iyo Faransiiska oo ka wada hadlaya khilaaf soo kala dhexgalay

0
Faransiiska ayaa isniintii dib uga laabtay khilaafkii kala dhaxeeyay UK ee ku saabsanaa xuquuqaha kalluumeysiga ee ka dib ka bixitaankii UK midowga Yurub waxayna...

Dabley dad shacab ah ku laysay dalka Burkina Faso.

0
Dabley aan la aqoonsan ayaa weerar ku qaaday dad rayid ah oo ku sii jeeday suuq ku yaal waqooyiga Burkina Faso subaxnimadii hore ee...

Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo kormeeray qaar ka mid ah isbitaalada magaalada Guriceel.

0
Wasiirka Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdulahi Jaamac oo ay wehliyaan qeyb ka mid ah xubnaha wasiirada ah ee ku jira Guddiga gurmadka dadka ay...

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya Etienne Peterschmitt iyo wafdi uu...

Biixi Iimaan Cige oo loo doortay xildhibaankii labaad ee Golaha Shacabka BJFS.

0
Biixi Iimaan Cige  oo hora yuga tirsanaa Golaha Shacabka ayaa ku guuleystay kursiga labaad ee dooroshada Golaha shacabka BJFS ee deegaan dooroshadoodu tahay Gobolada...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo hambalyo u diray Xildhibaanada la doortay ee Golaha Shacabka.

0
Ra’iisul Wasaare Rooble”Waxaan hambalyo u dirayaa 1. Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo 2. Xildhibaan Biixi IImaan Cige oo maanta loo doortay xubinnimada Golaha Shacabka ee...