Wararka

Dowladda Ciraaq oo si adag u cambaareysay xadgudubka ay Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Jamhuuriyadda Ciraaq ayaa si adag u cambaareysay aqoonsiga ay Israa’iil u sameeyay waxa ay ugu yeertay “Dhulka Soomaaliland,” iyadoo tallaabadan ku tilmaantay xadgudub...

Jordan oo Sheegtay in Israa”iil xudgudub ku samaysay madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Jordan oo Sheegtay in Israa’iil ay Xadgudub ku Samaysay Madaxbannaanida iyo Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada...

IGAD oo si weyn u difaacday Midnimada iyo Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

0
Jabuuti(Wargeyska Dalka):-Xoghayaha Urur-Goboleedka IGAD oo goor dhowed soo saaray bayaan  ayaa si weyn ugu garab istaagay gobanimada iyo jiritaanka midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,warmurtiyeedka ayaa...

Natiijada Doorashadii Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir oo Maanta lagu Dhawaaqayo

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta ku dhawaaqi doona Natiijada Doorshadii Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ee qabsoomtay Maalintii Khamiista 25-kii Disaamber. Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka...

Golaha Wasiirrada XFS oo mowqif cad ka qaatay tallaabada gardarrada ah ee Israa’iil kusoo...

0
Dawladda Federaalka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale si cad oo aan gorgortan geli karin u xaqiijinaysaa go’aankeeda adag ee ku aaddan ilaalinta madax-bannaanideeda,...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho. 1- Muddo ka badan nus qarni kadib , shacabka Soomaaliyeed ayaa shaley u dareeray goobaha doorashada ee goleyaasha degaanka...

Guddoomiyaha guddiga midowga Afrika oo Hambalyo u Diray Shacabka Soomaaliyeed

0
Addis Ababa:-Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa soo dhaweeyay doorashooyinkii degmooyinka ee ka qabsoomay magaalada Muqdisho 25-kii Diseembar 2025, isagoo...

Mareykanka oo duqeeyay koox Daacish ah oo ku sugan Nigeria

0
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in weerar xagga cirka ah lagu qaaday kooxaha Daacish ee ku sugan waqooyi-galbeed Dalka Nigeria. Taliska Ciidamada Mareykanka...

Guddoomiyaha Baarlamaanka carabta oo soo dhaweeyay doorashooyinka Tooska ah ee golaha deegaanka gobolka Banaadir

0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Mudane Maxamed bin Axmed Al-Yamaaxi, ayaa soo dhaweeyay qabashada doorashooyinka tooska ah ee Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir, kuwaas oo ah kuwii...

RM Xamsa” Waxaad soo ceshateen xuquuqdiina oo idinka maqneyd in ka badan 56-sanno”

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa farriin u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa caasimadda, kaddib doorashadii taariikhiga ahayd...