Wararka

Wasiirka Wasaaradda shaqadda iyo arimaha bulshada ee XFS oo maanta daah furay Xarunta...

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray xaruntii u horreysay...

Ciidanka xoogga oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay kaabayaan Millitariga AMISOM ayaa howlgallo lagu baacsanayo haraadiga Al-Shabaab ka fuliyay degaanno hoos taga Magaalada Baladweyne ee Caasimadda...

Wasiir Dubbe oo Rwanda kaga qayb galay shirka hoggaanka dalxiiska Afrika

0
Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS, Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa dalka Rwanda kaga qeybgalay shirka sanadlaha ah ee hoggaanka dalxiiska Afrika. Wasiir Dubbe ayaa...

Galmudug oo gargaar gaarsiisay barakacayaal ku sugan duleedka Dhuusamareeb

0
Duqa Magaalada Dhuusamareeb Macallin Cabdiraxmaan Geedaqoroow, wasiir kuxigeennada beeraha iyo shaqada iyo wasiiru Dowlaha Caafimaadka Galmudug ayaa deeq ay iska aruuriyeen waxa ay gaarsiiyeen...

Madaxweyne Lafta-gareen oo la kulmay guddiyada doorashooyinka dalka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa kulan kula qaatay Magaalada Baydhabo Gudiyada Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal (FIET), Gudiyada...

Guddiga doorashada Gobolladda waqooyi oo shaaciyey qabashada doorashada 16 kursi

0
Guddiga maamulka doorashada Gobolladda waqooyi ee Somaliland ayaa u gudbiyey Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal inay qaban doonaan 16 kursi oo kamid ah kuraasta...

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray wadada isku xirta Garoowe iyo Laascaanood oo dayactir lagu sameynayo

0
Garoowe- Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray Wadada isku xirta Garoowe iyo Laascaanood, oo uu ku socdo dayactir iyo dib u habayn...

Wasiirka warfaafinta oo khudbad wadaniyada ku saabsan u jeediyay ardayda Soomaaliyeed ee Kampala.

0
Kampala: Wasiirka Warfaafinta XFS Sen. Cusmaan Abokar (Dubbe) ayaa khudbaddan ku saabsaneyd wadaniyadda iyo isku xirnaanta ardayda oo ka dhacaysay magaalada Kampala ee caasimadda...

MADAXWEYNAHA IYO AMIIRKA DOWLADDA QATAR OO KA WADA HADLAY XOOJINTA XIRIIRKA LABADA DAL

0
Dooxa- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la yeeshay Amiirka Dowladda...

Guddiga maamulka doorashada Koonfur Galbeed oo qabtay Tartanka kursiga Hop#193

0
Guddiga maamulka doorashada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa qabtay Tartanka kursiga sumadiisa ay tahay Hop#193 oo ay ku tartameen musharaxiinta kala ah: 1-Musharax Xildhibaan...