Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Agaasimaha Guud ee Xafiis Goboleedka Ururka Iskaashiga Islaamka ee...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Agaasimaha Guud ee Xafiis...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo qaabilay wakiilka Qaramada Midoobey oo booqasho sharafeed ugu yimid

0
Wasiirka wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay wakiilka Xoghayaha Guud...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo gaaray dalka Jabuuti

0
Djibouti- Wefdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti. Safarka taliyaha iyo wefdigiisa...

Shir ku saabsan amniga Qaranka oo Muqdisho ka furmay

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo ay wehelinayeen Wasiirrada Gaashaandhigga Mudane Xasan Xuseen Xaaji iyo Amniga Mudane Cabdullaahi...

Wasiirka Beyle oo la kulmay Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya

0
-Wasiirka Wasaaradda maaliyadda XFS Dr; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Kiin Foster, iyaga oo...

Hindiya: Diyaarad uu la socday Madaxa Difaaca oo burburtay

0
Diyaarad Helicopter ah oo uu la socday Taliyaha Ciidamada Hindiya General Bipin Rawat iyo saraakiil kale,ayaa maanta ku burburtay Gobolka Tamiil Naadu ee koonfurta...

Madaxda Wasaaradda warfaafinta XFS oo ka tacsiyeysay geerida Maryan Cali Aayad

0
Wasiirka Warfaafinta XFS Senator Cusmaan Abokar Dubbe, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-caddaala ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh eek...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la yeeshay Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji, ayaa ka qeyb galay kulan ay yeesheen Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika. Kulanka...

Hogaamiyaasha Zambia iyo Malawi ayaa ku dhawaaqay inay dhisi doonaan xiriir ganacsi iyo mid...

0
Madaxweynaha Zambia Hakainde Hichilema iyo madaxweynaha Malawi Lazarous Chakwera ayaa ku heshiiyey in la dardargeliyo ka shaqaynta isku xidhka xadka u dhexeeya labada dal...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Masar

0
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa maanta Safaaradda soo dhaweyn diiran...