Wararka

Maamulka Galmudug oo digniino ka soo saaray jarista dhirta

0
Maamulka gobolka Mudug ee Galmudug ayaa digniino ka soo saaray jarista dhirta, xilli maalmihii lasoo dhaafay uu maamulku ku howlanaa la dagaalanka jarista dhirta. Todobaadyadii...

Galmudug oo ciidama kala dhaxgalo u dirtay beello ku dagaalamayo degaanno katirsan Galgaduud

0
Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa xabad joojin ugu baaqay Maleeshiya beleed  maalmahan ku dagaalamayay inta u dhaxaysa Balanballe iyo Guriceel...

UNICEF” 2.6 milyan oo qof ayaa wajahaya biyo yari abaarta ka dhalatay Soomaaliya”

0
Sanduuqa badbaadada caruurta ee Qaramada Midoobay ee (UNICEF), ayaa Jimcihii ku baaqday in la qaado tallaabo degdeg ah oo wax looga qabanayo Biyo la’aanta...

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

0
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in asbuucii u dambeeyay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 4,792,  balse la diiwaan geliyay 23...

AMISOM oo deeq kaalmo ah gaarsiisay qoysas ku sugan Muqdisho

0
Maamulka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa deeq kaalmo ah oo isugu jirtay raashin iyo agab kale gaarsiisay qoysas ku nool xaafado ku...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka warbixiyay howlaha baaxadda leh ee ay u qabtaan bulshada

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda XFS, mudane C/qaadir Maxamed Nuur oo manta ka qeybgalay Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa sheegay in wasaarad ahaan ay...

Wax ka ogow safarka dhaxal sugaha Sacuudiga uu ku tagay Qatar

0
Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa safar ku tagay dalka Qatar markii ugu horeysay tan iyo markii la qaaday xayiraaddii Dooxa la saaray...

Ra’iisul Wasaarihii Burkiina Faaso oo xilkii laga qaaday

0
Madaxweynaha Burkiina Faaso Roch Marc Christian Kabore ayaa shaqada ka ceyriyay ra’iisul wasaarihii dalkaaasi, iyadoo ay sii kordhayaan qalalaaso dhanka amniga ah oo ay...

faransiiska oo sii daayey ruux loogu shakisanaa inuu lug ku lahaa dilkii Wariye Jamal...

0
Wadanka Faransiiska waxaa xabsiga laga sii daayey qof ay hore ugu xireen inuu ku lug lahaa dilkii ka dhacay Istanbul 2018-kii kaas oo lagu...

Wasiirka Waxbarashada oo Qaahira uga qeyb galay shirka 14-aad ee Ururka Dowladdaha Islaamka

0
Wasiirka Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare XFS Mudane, Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Qaahiro kaga qeybgalay shirka 14-aad ee ururka...