Wararka

Kulankii Golaha Shacabka oo goor-dhow furmay

0
Waxaa goor_dhow furmay kulankii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, kaasi oo uu shir guddoominayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Shir looga hadlayo Amniga Dagmada Cabudwaaq oo halkaasi ka dhacay

0
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Dahir Ciid ayaa Shir guddoomiyay Shirka Amniga Dagmada Cabudwaaq. Shirkaan oo ay ka so qaybgaleen maamulka Dagmada,...

Joe Biden oo sheegay in Taageeradii ay siiyeen Ukraine ay sameeysay isbedel dhanka dagaalka...

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Gantaallada Javelin-ka ee Mareykanka uu siiyay Ukraine ay sameeyeen isbedel dagaal oo dhab ah, isagoo sidokale qiray...

Turkiga oo diyaarinaya mashruuc cusub oo qaxooti Suuriyaan ah ay si iskood ah ugu...

0
Dowladda Turkiga ayaa diyaarinaysa mashruuc cusub oo 1 milyan oo qaxooti Suuriyaan ah ay si iskood ah ugu laabanayaan dalkooda. “Waxaan fulin doonaa mashruucan dhawaan...

Xildhibaannada labada Aqal ee BFS oo maanta yeelanaya kulan wadajir ah.

0
Xildhibaannada labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa Maanta la filayaa in ay yeeshaan kulamo looga hadlayo Ajandayaal dhowr ah oo ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacab oo shir la yeeshay Saraaakiisha Ciidamada qalabka sida

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa isugu yeeray dhammaan saraakiisha ugu sareysa ciidamada qalabka sida. Shirkan...

RW Rooble oo suxufiyiinta ugu hambalyeeyay maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 3-da May oo ah Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka. Ra’iisul Wasaaraha...

Taliska Booliska oo faah-faahiyay kiiska Askari dhawaan lagu dilay Muqdisho

0
Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed , Cabdifitaax Aaden Xasan ayaa faah-faahin ka bixiyay qaabka uu u dhacay dilka , Cusmaan Salaad Daahir (Atooraha badda), oo...

Howlgalka ATMIS oo hub laga furtay Al-Shabaab ku wareejiyay Ciidanka XDS

0
Ciidanka howl-galka midowga Afrika ee ATMIS ayaa hub laga furtay malleeshiyada Al-shabaab waxa ay ku wareejiyeen Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Hubkan oo isugu jira dheshiikayaal,...

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xoriyadda Saxaafadda

0
Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah maalin loogu talagalay in...