Wararka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka kadib markii  ay lumiyeen madaxbanaanidii...

Guddoomiye Cirro oo ka warbixiyay muhiimadda kulankii ay wada yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka.

0
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal Maxamed  Xasan Cirro oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa ka warbixiyay waxyaabihii looga hadlay kulankii fogaan aragga ahaa ee...

Johnson iyo Xisbigiisa oo guuldarro kala kulmay doorashooyinkii Baarlamaanka.

0
Xisbiga Conservative-ka Britain, ee uu hoggaamiyo Ra’iisal Wasaare Boris Johnson, ayaa guuldarro culus kala kulmay doorashadii ku celiska ahayd ee golaha sharci dejinta, oo...

Wasiir Falagle ” Abaar iyo nafaqo daro ayaa ka jirta deegaanka Qeydarre,”

0
Deegaano badan ayey abaar ka jirtaa, kuwaasi oo sababay inay dad badan ku xoolo waayaaan, waxaana deegaanada hadda sida weyn ay abaartu u saameysay...

Ciidamada amniga Puntland oo gacanta ku dhigay rag ka ganacsanayay Khamri

0
Ciidammada Booliska gobalka Nugaal ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen magaalada Garowe waxay ku soo qabteen khamri fara badan iyo mid ka mid...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha Wadatashiga...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka kaas oo diirradda...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay dhigiisa Dalka Turkiga

0
Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya muda Cabdullaahi Abukar Haji ayaa la kulmay Dhigiisa Wasiirka Waxbarashadda Turkey Hon.Muhmut Ozer, kaasi...

Ciidanka Booliska oo caawa gacanta ku dhigay doon siday waxyaabaha maanka dooriya

0
Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa caawa gacanta ku dhigay doon siday waxyaabaha maanka dooriya, taas oo lagu soo bandhigay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Doonta ayaa...

Wasiiru dowlaha arrimaha Dibadda XFS oo Calanka ka taagay Xarunta Q.M ee Dhaqaalaha

0
Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Bilaal Cismaan ayaa maanta calanka Soomaaliya ka taagay xarunta Ururka Qaramada Midoobay ee Dhaqaalaha iyo bulshada ee Galbeedka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka qeyb galay Shirka Wasiiradda Difaaca Dalalka Xubnaha ka ah...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta ugu qeyb-galay Magaaladda Kampala ee Caasimadda Dalka Uganda Shirka Wasiiradda Difaaca Dalalka...