Ciidanka Boliiska oo xabsiga dhigay rag shalay jir dil u geystay qaar ka mid...
Taliiska Ciidanka Booliiska Soomaaliaya ayaa ka warbixiyay shaqaaqo shalay ka dhacday gudaha diyaarda.Turkish Airline xili ay hawada jirtay taa oo dhaxmartay dhalinyaro soomaaliyeed iyo...
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay wafdi ka socday Dowlada Turkiga
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Safiir kuxigeenka Turkiga ee Soomaaliya mudane Ismail Emre...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Wasiirka Wasaaradda Amnig Gudaha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa Qoraal u soo dhigay Bartiis Tweeter ugu hambalyeeyay ciidanka Booliiska soomaliyed oo...
Shacabka dalka Chili oo doortay madaxweyne cusub
Xildhibaan ka tirsan garabka bidix oo caan ku noqday mudaharaadyadii looga horjeeday dowladda dalka Chili , ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynaha xiga ee dalkaasi.
Gabriel...
Xubno kamid ah (GHDHF) oo kulan looga hadlayay xaqiijinta qoondada haweenka ku qabtay baraawe
Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) oo kaashanaya Dowlad goboleedka koonfur Galbeed ayaa baraawe kuqabtay barnaamij lagu xoojinaayo xaqiijinta qoondada haweenka ee...
Xuska Maalinta Ciidamada Boliiska ee 20-ka Disember
20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada Boliiska oo ka mid...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in uu gaabis ka jiro habka ay ku socoto...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb-galay munaasabadda Sannad-guurada 3aad ee ka soo wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Dowladda...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN DOCEED LA QAATAY MADAXWEYNAHA GOLAHA MADAXTOOYADA LIIBIYA
Istanbuul- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed ka tirsan Shirweynaha Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga iyo Afrika la qaatay Madaxweynaha Golaha...
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo u hambalyeeyay Booliiska Soomaaliyeed
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo u dabaldagayo sanada guurda 78-aad ee ka soo...
Kumaandooska Danab oo Hawlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan Jubada Hoose
Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ee XDS ayaa Hawlgal Qorsheysan waxay Ka fuliyeen deegaanada kala ah Mayoondo Dheey, Cabdi Maroodi, Kuboow iyo ...










