Wasaaradda maaliyadda XFS oo soo bandhigtay nidaamka casriyaynta Furdooyinka Soomaaliya ee SOMCAS.
Wasaaradda Maaliyadda ee XFS ayaa soo bandhigtay nidaamka casriyaynta Furdooyinka Soomaaliya ee SOMCAS, kaasi oo ku saabsan xeerarka iyo nidaamka kastamka qeybahiisa kala duwan,...
Taliyaha Ciidamka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo uga digay ciidamadda qalabka sida inay ku milmaan...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Odawaa Yuusuf Ragge oo la hadlay saraakiisha Ciidanka xoogga dalka ayaa ugu digay inaysan ku milmin xaaladaha siyaasadeed...
Shir wadatashi ah looga hadlay mustaqbalka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo lagu soo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ay magaalada Muqdisho kula yeelatay guddiga Midowga Afrika kaas oo diiradda lagu saaray mabaadi’da...
Horjooge ka tirsan Al-shabaab iyo maleeshiyaad uu hoggaaminayay oo isku soo dhiibay hey’adda nabadsugida...
Baydhabo- Horjoogahaan oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Ibraahim Isaaq Tooxow iyo maleeshiyaad uu hoggaaminayay oo ka tirsanaa kooxda nabaddiidka alshabaab ayaa maanta isku soo dhiibaaya...
WHO oo sheegtay in halista Omicron uu yahay mid aad u sareysa
Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa maanta oo Arbaca ah sheegay in khatarta uu leeyahay cudurka Omicron uu yahay mid aad u sareysa,ka dib markii...
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiro, Wasiiru Dowleyaal iyo Wasiir ku-xigeenno
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee December 29, 2021 kuna magacaabid Wasiiro, Wasiiru Dowleyaal...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha waddo xiriiriso Waabari, Xamar Jajab iyo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha waddada xiriiriso Degmooyinka Waabari, Xamar...
Ururka Caafimaadka Adduunka oo ka digay khatarta Omicron
Kadib markii Xanuunkan uu noqday nooca ugu halista badan dhammaan faracyada Corona, ayuu Ururka Caafimaadka Adduunka, waxuu ku dhawaaqay walaaca ay ka qabaan khatarta...
Maraykanka iyo Kenya oo ka wada hadlay arrimaha geeska Afrika
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken iyo madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo qadka telefoon ku wada xiriiray ayaa kawada hadalay dagaalka sokeeye ee...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka qaybgalay kulan looga hadlayay Sugida Amniga Degmada Wadajir
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Degmada Wadajir kaga qayb galay kulan looga hadalayay Amniga iyo...










