Iiraan oo Gacanta ku dhigtay Marakiib Shidaal
Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee dalka Iiraan oo adeegsanaya diyaaradaha sida qumaatiga ah u kaca ayaa gacanta ku dhigay laba markab oo laga leeyahay dalka...
Sheikh Cali Warsame oo ku geeriyooday dalka Urdun
Allah ha unaxariistee Sheikh Cali Warsame oo kamid ahaa culimadda Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa ku geeriyooday dalka Urdun.
Sheikh Cali Warsame Xasan ayaa u...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku Dhawaaqay Hindisaha shaqo abuur Qaranka iyo Hindisaha qaran ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa shaaciyey qorshihiisa horumarinta dhallinyarada, kaasoo xoogga...
Duqa Muqdisho iyo Duqa Konya oo Heshiis wada Saxiixday
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyo Duqa Magaalada Konya ee Dalka Turkiga MR.ibrahim uğur altay ayaa...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Shir guddoomiyey kulanka wadajirka ah ee bangiga adduunka iyo IMF.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa shir guddoomiyey kulanka wadajirka ah ee bangiga adduunka iyo IMF oo looga hadlay habka...
Wasiirka Difaaca XFS oo soo gabagabeeyay booqasho uu ku tagay Tansaaniya
Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga XFS , Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa soo gabagabeeyay booqasho 3-cisho ah oo uu ku tagay dalka Tansaaniya.
Xoghayaha labaad ee Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Awqaafta XFS oo boqday Qunsuliyadda Soomaaliya ee Jiddah
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mudane Cumar Cali Rooble ayaa booqday Xarunta Qunsuliyadda Soomaalliya ee magaalada Jiddah,halkaas oo uu kula kulmay maamulka xaruntaasi.
Wasiirka...
Aljazeera oo ICC u gudbineysa dacwad la xiriirta dilka weriye Shireen Abu Akleh
Shabakadda Warbaahinta Aljazeera ayaa qabanqaabisay koox dhanka sharciga ah,si ay dacwad ku saabsan dilka wariye Shireen Abu Akleh ugu gudbiyaan maxkamada dambiyada caalamiga ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay xaflad abbaalmarin ah oo loo sameeyay guddiyadii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu abaal marinayay guddiyadii iyo howlwadeennadii kala duwanaa ee u istaagay...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo uga Mahadceliyey dowladda Imaaraadka garab istaagga Umadda Somaaliyeed ee Gurmadka...
Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kula kulmay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Al Cusmaan.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda Imaaraadka Carabta...










