Wararka

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo la kulmay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska iyo Saraakiil...

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Duran Axmed Faarax ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska iyo Saraakiil sare oo ka socda...

Guddiga Maaliyadda oo soo saaray Warbixinta Maaliyadda sanadkii la soo dhaafay

0
Guddiga Maamulka Maaliyadda (FGC) ayaa soo saaray warbixinta Maamulka Maaliyadda ee sanaddii la soo dhaafay, iyada oo Warbixintu ku caddahay Horumarka ay Dowladdu ka...

Ra’iisul wasaare Rooble oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegay Taliyaha cusub...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka...

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha abaaraha oo la kulmay Safiirka...

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya,...

Madaxda Qaranka oo Masjidka isbaheysiga salaadda Janaasada kula tukaday marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Ra’iisul Wasaaraha XFS, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Mas’uuliyiin iyo dadweyne ayaa masjidka Isbahaysiga salaadda Janaasada kula tukaday Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo...

Shil Baabuur oo ka dhacay dalka Bangaladhesh oo sababay dhimashada 10 qof

0
Shil Baabuur oo ka dhacay koonfurta dalka Bangaladesh ayaa sababay dhimashada 10 qof iyo 25 dhaawac ah sida ay xaqiijiyeen Booliska,shilkan ayaa waxa sababay...

Diyaarad ay leedahay shirkadda Tara Air oo la waayay

0
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya dalka Nepal shil diyaaradeed ayaa ka dhacay sida ay xaqiijiyeen saraakiisha dalkaas. Diyaarad nooceedu yahay 9N-AET Twin Otter oo...

Dad cudurka shuban biyoodka ugu geeriyooday gobolka Shabeellaha dhexe

0
Waxaa laga deyrinayaa xaaladda bini-adanimo dad ku nool Tuulooyin hoostag degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo uu ka dilaacay xanuunka shuban biyoodka. In...

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalkan Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si wadajir ah tacsi tiiranyo leh...

Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Qaranka oo xilka la wareegay

0
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Ku-xigeenkiisa Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu u magacaabay xilkaas ayaa...