Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in Xukuumadda ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku soo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas’uuliyadda doorashooyinka.
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Golaha Shacabka...
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay in dib loogu laabto heshiiskii 17-kii September
Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod gacantaag ah Ku aqbalay in dib loogu laabto heshiiskii 17 September, Codeyntii la qaaday waxaa aqbalay 140...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO UGA WARBIXIYAY GOLAHA SHACABKA ARRIMAHA DOORASHOOYINKA IYO XAALADDA DALKA
madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadal ka jeediyey fadhi gaar ah oo Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay yeesheen ayaa...
Mareykanka oo u diyaar garoobaya qorshaha dagaal cusub
Mareykanka ayaa isu diyaarinaya hirgalinta qorshe dagaal oo mustaqbalka dhici kara, kaasi oo u muuqda mid ka baddalan dagaalladii hore.
Khudbad Jimcihii uu jeediyay Xoghayaha...
Muwaadin Soomaali ah oo xalay lagu dilay Koofur Afrika
Muwaadin Somali ah ayaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Cape Town ee South Africa.
Sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ahaa Dhallinyarada...
Wafdi uu hogaaminaayo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo gaaray Feer feer
Wafdi wasiiro ka tirsan Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa gaaray deegaanka feer feer ee dhaca xadka Soomaaliya iyo itoobiya.
Wafdiga waxaa qeyb-ka ah Guddoomiyaha...
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed.
Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed ayaa waxaa...
Dhambaalka Madaxweynaha ee Maalinta Shaqaalaha Adduunka
Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda meel kasta oo ay joogaan.
Shaqaalaha Soomaaliyeed waxaan uga mahad-celinaynaa...
Xuska 1-da May ee Maalinta Shaqaalaha Dunida (warbixin)
Sanadkii1889-kii waa markii ugu horeysay ee dalal ka mid ah caalamka ay aqoonsadaan dhaqdhaqaaqyadii ururada xoogsatada, isla markaana la meelmariyay sharci ah in shaqaalaha...
Madaxweynaha JFS oo maanta hortagaya Golah Shacabka
Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kuna beegan 1-da bisha May yeelanaya kullan gaar ah oo uu Madaxweynaha JFS...