hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo si rasmi ah u hirgalisay xarunta ka jawaabista...
Xaruntaan ayaa timid kadib markii dardargelin lagu sameeyay shaqada Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda, taas oo ka dhalan karto cabashooyin ka soo laabto adeegyada Socdaalka...
Qof naftii hallige ah oo isku qarxiyey maqaaxi ku taal degmada wadajir
4 Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 10 kalana wey ku dhaawacmeen kadib Markii Qof xiran jaakadda Qaraxa uu isku dhex qarxiyay dad ku Shaahayay...
Agaasimaha Guud ee Warfaafinta XFS oo daah furay Tababar ku saabsan Tabinta Tacadiyada jinsiga
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa maanta daah furay Tababar ku saabsan Tabinta...
Boris Johnson oo soo wajahday fadeexad uu xilka ku weyn karo
Ra'iisul Wasaaraha Britain ayaa culeyskii ugu xoogaanaa ee siyaasdiisa kala kulmaya fadeexadda ka dhalatay inuu jabiyay shuruucdii xayiraada COVID-19 kadib markii uu ka qeyb...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub...
Ciidanka xoogga dalka oo deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysas dan yar ah
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa raashiin isugu jira bur, bariis, baasto, sokor, saliid iyo timir u qeybiyay qoysas dan yar ah oo dhawaan kasoo...
Shirkadaha Qaamuus iyo Safar oo ka shaqeeya waxbarashada oo heshiis kala saxiixday
Mas’uuliyiin ka kala socotay Akademiyadda waxbarashada Qaamuus International ee uu fadhigeedu yahay Muqdisho iyo shirkadda waxbarashada Zafar ee dalka Suudaan ayaa heshiis iskaashi iyo...
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay qaraxii ka dhacay Imaaraadka
Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Imaaraadka Carabta.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa...
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Galmudug oo tababar loo soo xiray
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa tababar ugu soo xiray degmada Caabudwaaq boqolaal Ciidan Cusub ah oo ka tirsan Daraawiishta...
UK oo hub siineysa Ukraine
Wasiirka difaaca ee dalka Ingiriiska, Ben Wallace ayaa sheegay in dowladdiisu ay billowday inay Ukraine siiso hubka lidka taangiyada si ay isu difaacdo.
Taageerada Millateri...










