Wararka

Shirka wadatashiga Qaranka oo maalintii labaad galay

0
Waxaa maalintii labaad kasocda magaalada Muqdisho shirka wadatashiga Qaranka oo uu shir-guddoominayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud. Shirkan ayaa ku qotoma siyaasadda...

Dadka Mareykanka oo doonaya in la adkeeyo sharciga hubka

0
Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka si ay ugu baaqaan dowladda in la adkeeyo sharciga hubka, kadib...

Horjoogihii Al-Shabaab ee farsameynta Miinada oo gacanta lagu dhigay

0
Ciidanka sida gaarka u tababaran ee Kumaandooska Danab gaar ahaan Ururka 4-aad Guutada 16-aad, oo hawlgal qorshaysan ka sameeyey degaanka Baleey oo qiyaastii 6-km...

Hanti dhawraha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed

0
Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed (SICPA). Hantidhawraha Guud ayaa kala hadlay xubnahan...

Ergayga gaarka ah ee Madaxeynaha JFS u qaabilsan arimaha Bini’aadamnimada oo kulan la yeeshay...

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad Gobolleedyada...

Madaxweyne Xasan Sheeikh oo guddoomiyeyay shirka golaha wadatashiga Qaran

0
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayna ka qayb galayaan Ra’iisul wasaaraha dalka, madaxweyneyaasha dowlad-goboleedyada iyo guddoomiyaha...

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Uganda

0
Wasiirka Gaashandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa xalay magaalada Muqdisho kula kulmay dhiggiisa dalka Ugansda H.E Hon Vincent B. Ssempijja, taliyaha...

Puntland oo gacanta ku dhigtay ajaanib muqalasiin ah

0
Taliska Booliska Maamulka Puntland si gaar ah kuwa Gobolka Bari ayaa faah-faahin ka bixiyey rag ajaaniib ah oo ah kuwa Dadka tahriibiya oo ciidamada...

Guddoomiye Cali Jeyte oo codsi ka dhan ah argagixisada u diray madaxweynaha JFS

0
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Guutada 5-aad qeybta 27-ayaa maalintii labaad howlgalo ka dhan ah maleeshiyada Al-shabaab ka wada wadada dheer ee xiriirisa...

Guddoomiyaha Aqalka sare iyo Axmed Madoobe oo ku kulmay Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo Muqdisho ku sugan ayaa xalay hoygiisa ku booqday guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdi...