Ra’iisul wasaare Rooble oo farxadda iyo damashaadka Ciidda la qaatay kumannaan dadweyne ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday Xeebta Liido iyo Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho halkaas oo uu farxadda...
Ra’iisul-wasaare Rooble oo hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo hoygiisa ku booqday madaxweynihii hore ee dalka Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul...
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo dalka ku soo laabtay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macallim ayaa dalka dib ugu soo...
Gobollada Dalka oo maanta si weyn looga dareemay dabbaal degga Ciidul-fitriga
Maamulada gobolada dalka iyo qeybaha ururada bulshada ayaa maanta u dareeray dabbaaldegga maalinta koowaad ee munaadabadda Ciidul-fitri oo guud ahaan si wadahir ah looga...
R/Wasaare Rooble oo Salaadda Ciidul-fitriga la tukaday Shacab iyo Mas’uuliyiin kale
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa saaka ka qeybgalay tukashada salaadda Ciidul-fitri oo lagu oogay masjidka Shuhadaa ee Magaalada Muqdisho.
Dukashada...
SOOMAALAAY: DAB XAL MA’AHEE DAMIIRKU HA SHAQEEYO
Sida runta ah, Dal dhisan dudumintiisa way sahalan tahay, laakiin dhisiddiisu way adag tahay, xagga ka duul xagga u duul horey noo soo daashadeen...
QAABKEE LOO BIXIYAA SAKAATUL FITRIGA?
Haddaan guda galo mowduuca aan maanta soo qaadanayo waxa uu yahay Sakaatul-fitiga.
Sakada fidrada waa mid ka mid ah Sakooyinka ku waajibka ah ruux kastoo...
ROOBABKA GU’GA OO KA BILLOWDAY GUUD AHAAN DALKA
Iyadoo bilihii la soo dhaafay uu jiray kulayl aad u fara badan gaar ahaah bilihii Febraayo iyo Maarso ayaa lagu soomay toddobaadkii hore ee...
QIRASHADA QALADKAAGA
Qof kasta oo nool wuxuu galayaa qalad inta uu nool yahay mana jiro qof aan qaldamin hase yeeshee waxa lagu kala duwan yahay ayaa...
MUWAADIN SIYAASADAHA IS DIIDDAN HA KU DAN SEEGIN!
Xilliyada ay doorashadu soo dhawaato ama ay xasrado kale jiraan waxaynu aragnaa dad shacab ah oo dhinacyo is diiddan ama iska soo horjeeda la...